Wednesday, August 12, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka go’an tahay in xal laga gaaro khilaafka siyaasadeed ee kala dhaxeeya maamulka Puntland. Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, oo wareysi siiyay wargeyska The East African ee ka soo baxa dalka Kenya waxa uu ku muujiyay kalsooni uu ku qabo xal nabadeed...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee Kumaandooska Dabab iyo Gorgor ayaa Maanta Ururka Al-shabaab kala wareegay deegaanka Cali Afrax oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud. Deegaanka Cali Afrax ayaa qiyaas ahaan 18KM u jira magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud, waxa uuna u dhaxeeya deegaanada kala ah...
Dowladda Costa Rica ayaa xirtay oo masaafuriyay Lutrnan Warsame Faarax, oo lagu sheegay inuu yahay curadka hoggaamiye sare oo katirsan kooxda Al-Shabaab. Ninkaan ayaa lagu xiray dalka Costa Rica, halkaasoo uu hoteello ku deganaa, isagoo isticmaalayay aqoonsiyo been abuur ah iyo baasaboor Swedish ah oo qof kale uu leeyahay, sida...
Dalka Itoobiya gaar ahaan gobolka Axmaarada waxaa maalmahan ka socda Banaanbaxyo waaaweyn oo rabshado wata oo looga soo horjeedo go'aankii ay dowladda dhexe ee Itoobiya maalmo ka hor qaadatay, taas oo ku saabsanaa Ciidamada booliska gaarka ah ee ka dhisan dowlad degaannada dalka Itoobiya. Gobolkan Axmaarada ayaa si gaar ah...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Shalay loogu geystay magaalada Sheffield oo ku taala Waqooyiga dalka Ingiriiska Wiil Soomaali ah oo da'diisa lagu sheegay 20 sano jir. Dilka wiilkaan dhalinyarada ah ee Soomaaliyeed ayaa la sheegay iney geysteen kooxo hubeysan oo aanan wali la garan heybtooda, waxaana Booliiska magaalada...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in mushaarka laga jarayo golaha wasiirada si dagaalka Laascaanood loogu galo dhaqaale yaraan awgeed. Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa sheegay in ay mushaarkoodi ugu deeqeen in lagu galo dagaalka ka socda magaalada Laascaanood. "Waxa weeyaan bajedkii waa la jarayaa, xataa mushaarkii waxa la jaraya...
Ciidamada Booliiska gobolka Banaadir ayaa Maanta toogasho ku dilay nin la sheegay inuu qarax Miino ku aasaayay hareeraha wadada laamiga ah gaar ahaan agagaarka deegaanka Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo kasoo baxay Booliiska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in ciidamada ay toogteen ninkaan xili ay ku jireen...
Madaxweynaha Somaliland ayaa 10-ka urur siyaasadeed la yeeshay kulan u muuqday in uu taageero ugu raadinayo qorshaha xukuumada uga yaal xal u helista colaada Laascaanood. War-saxaafadeed kasoo baxday Kulanka dhexmaray madaxweyne Biixi iyo madaxda ururada siyaasada, ayaa lagu sheegay in ururadu ay xukuumada ku garabtaaganyihiin talaabo kasta oo xal loo...
Magaalada Muqdisho Qeybo kamid ah ayaa Galabta ku Afurey Qoriga Hoobiyaha Madaafiic laga Soo Ridey kuwaas oo Geystey Khasaare Isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac aysan weli Hay'adaha Amnigu ka Hadlin,lama Oga halka Madaafiicdan Laga Soo Rido marka La Gaaro waqtiga Afurka. Illaa hadda Dhimashada wararka Nasoo gaaraya waa ilaa Afar...
Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday qorshe ay ku caawineyso dadka danta yar ee ay ku adagtahay in ay maareeyaan noloshooda iyo guryahooda kadib markii uu sare u kac ku yimid qiimaha kirada iyo xaaladaha kale ee adag. Dhibaatooyinka ay la kulmaan dadkan jilicsan ee ka kala yimid wadamo kala duwan...