Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku aadan khilaaf xoogan oo dhinaca Canshuurta ah oo soo kala dhexgalay guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo Wasaaradda Maaliyadda Hirshabeelle.
Khilaafkaan ayaa ah mid salka ku haayo hanaanka loo maamulayo Canshuurta gobolka Hiiraan oo ay Hirshabeelle ku dooneyso...
Hay’adda maaraynta masiibooyinka Soomaaliya, ayaa diginin ka bixisay fatahaado ka dhalan kara webiyada Shabeelle iyo Jubba, kuwaas oo la sheegayo inuu heerkooda biyaha uu kordhay.
Warsaxaaafadeed hay’addu ay soo saartay ayay ku sheegtay in roobab lixaad leh oo ka da’ay buuralayda dalka Itoobiya ay sababeen in biyuhu sare u kaceen.
Hay’addu...
The President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud held a meeting with the Secretary General of the United Nations, António Guterres, who made an official visit to Mogadishu today.
In a press release issued by the presidency, it was said that President Hassan Sheikh and Secretary António Guterres discussed the priority...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay madaxtooyada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey António Guterres oo booqasho rasmi ah maanta ku tagay magaalada Muqdisho.
Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada, ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghaye António Guterres ay ka wada hadleen qorsheyaasha mudnaanta u leh dowladda...
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee Hey'adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka.
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, ayaa furitaanka shirka kadib, si gaar ah kulamo ku saabsan Horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya ula qaatay madaxda Hay’adaha caalamiga ah...
The Secretary General of the United Nations, António Guterres, and his delegation have recently arrived in Mogadishu, the capital of Somalia.
The delegation of the Secretary General of the United Nations, António Guterres, was welcomed at the Aden Adde airport by officials of the Somali government, including the Minister of...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Wafdiga Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya oo uu ka mid yahay Wasiirka arrimaha Dibadda...
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda dowlad degaanka Somaalida oo shir isugu yimid ayaa meel mariyay go'aankii ay soo jeedisay dowladda dhexe ee Itoobiya ee ahaa in la kala dirayo Ciidamada booliska gaarka ah ee ay leeyihiin degaannada dalka Itoobiya.
Warkan oo lagu daabacay bogga Twitter-ka ee Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe...
The Costa Rican government has arrested and deported Lutrnan Warsame Farah, who is said to be the eldest son of a senior leader of the Al-Shabaab group.
The man was arrested in Costa Rica, where he was staying in hotels, using fake IDs and a Swedish passport belonging to someone...
The Federal Government of Somalia has said that it is committed to finding a solution to the political conflict between the Puntland administration.
The Minister of Internal Affairs of Somalia, Ahmed Macalin Fiqi, who gave an interview to The East African newspaper from Kenya expressed his confidence in a peaceful...

















