Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Fei Shengchao ayaa bartiisa twitterka kusoo qoray hadal uu ku darayay Somaliland, kadib markii Somaliland ay faafisay war lagu cambaareynayay dowladda China.
Safiirku wuxuu wax lagu qoslo ku tilmaamay in meel aan xuduud lahayn in laga sameeyo xuduud. "Dadka wax-garadka ah ma sameeyaan soohdimo...
Somaliland ayaa dalka Shiinaha ku eedaysay in uu xad gudub ku hayo xuduudaha iyo jiritaanka Taiwan.
Qoraal lagu baahiyay barta Twitterka ee Wasaarada Arrimaha Dibadda Somaliland, ayaa lagu sheegay in Shiinuhu uu dhibaato ku hayo xuduudaha Taiwan, isla markaana ay Somaliland la jirto Taiwan.
"Xuduudaha qaran ee jira ee waddan waa...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dardargelinta iyo hagidda xasillinta deegaannada Alshabaab laga xoreeyey.
Shirkan ayaa lagu soo bandhigay qorshaha Xukuumadda ee xasillinta deegaannada la xoreeyey iyo kuwa la xoreyn doono oo ay ugu horreeyaan gaarsiinta adeegyada dadweynaha ee amniga, iyo garsoorka.
Xukuumadda Soomaaliya ee uu...
Safiirka xilka kasii dagaya ee dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Andre Larry ayaa sheegay dowladdiisa ay ka go'an tahay ka miro dhalinta wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland.
Hadalkaan ayuu safiirku ku sheegay kulan qadka taleefonka ah oo uu la yeeshay ergayga Gaarka ah ee Aarrimaha Somaliland Abdikarim Hussein Guled.
Ergayga iyo...
Thousands of African Union peacekeeping forces have been killed in Somalia and hundreds more have been injured since the troops began their operations in Somalia in early 2007, according to VOA's AMISOM mission chief.
Mohamed El-Amine Souef, the Special Envoy of the African Union Commission in Somalia, revealed the number...
Kumanaan ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ayaa lagu dilay Soomaaliya, boqolaal kalena waa lagu dhaawacay tan iyo markii ay ciidamadu billaabeen howlahooda shaqo ee Soomaaliya horaantii sannadkii 2007-dii, sida uu VOA u sheegay madaxa howlgalka AMISOM.
Mohamed El-Amine Souef, oo ah ergeyga gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midowga...
The Secretary General of the United Nations, António Guterres, who was asked about the issue of the arms embargo on Somalia, said that it is something that concerns the members of the Security Council.
António Guterres has clearly stated that the issue of the arms embargo on Somalia is not...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres oo wax laga weydiiyay arinta cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ayaa sheegay iney tahay arintaasi mid quseeysa xubnaha Golaha Amniga.
António Guterres ayaa si cad u sheegay in arinta cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya aysan aheyn mid ka Xoghaye ahaan uu faragalin karo,...
Taliyaha ciidanka asluubta Soomaaliya, Gen, Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa guddi baariseed ah u saaray eedeymo loosoo jeediyay ciidamada xabsiga dhexe ee Xamar.
Taliyaha ayaa sheegay in guddigan uu baarayo waxa ka jira eedeymaha ku saabsan in la iibsado raashinka loogu talo galay maxaabiista xabsiga dhexe iyo in laga iibiyo waqtiga...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa hambalyo ku aadden xuska sannad guurada 63-aad ee aas-aaskooda u diray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.
Raysal wasaare Xamse ayaa tilmaamay in xuska sannadkan uu ku soo aaday iyada oo guulo waaweyn laga gaaray dagaalka lagula jiro kooxda Al-shabaab, islamarkaana ciidanka xoogga...


















