Wararka nagasoo gaaraya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya ayaa in bariga iyo galbeedka magaalada uu ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC.
Wararka aan helayno waxay sheegayaan in dagaalka uu ka dhashay kaddib markii ciidamada Somaliland ay dhaqdhaqaqyo ciidan ka sameeyeen jiidaha ay ku sugan yihiin.
Daryanka madaafiicda la...
The Somali police with the help of the International Police Interpol last night in Mogadishu arrested Zakariy Ali Ahmed Cosobow who is accused of killing two stars Ali Hassan Siad who were members of the Somali Police.
The spokesperson of the Somali Police, Sadiq Aden Ali Doodishe, said that the...
Booliiska Soomaaliya oo kaashanaya Booliiska Aduunka ee Interpol ayaa Xalay magaalada Muqdisho kasoo dajiyay Zakariye Cali Axmed Cosoboow oo ku eedeysan inuu dilay laba Xidigle Cali Xasan Siyaad oo ay ka wada tirsanayeen Booliiska Soomaaliya.
Afhayeenka Booliiska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali Doodishe ayaa sheegay in edeysanahaan uu dil bareer ah...
Ciidamo maleyshiyaad ah oo kasoo baxay furimaha dagaalka ee magaalada Laascaanood ayaa xalay gudaha usoo galay magaalada Garowe.
Ciidamadan ayaa xalay saqdii dhexe wuxuu iska hor imaad duleedka bari ee magaalada Garowe ku dhexmaray iyaga iyo ciidamo kale oo loo xilsaaray amniga doorashada.
Illaa iyo hadda lama sheegin wax khasaare ah...
Kulan heerkiisu sareeyo ayaa Maanta ku dhexmaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya wasiiradda arrimaha Dibadda, Gaashaandhiga iyo Amniga ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya, kaasoo looga hadlay arrimo badan oo quseeya labada dowladood.
Kulanka ayaa labada dhinac waxay kaga hadleen arrimo ay ka mid yihiin furista xaduuda labada dal, fududeynta isku...
The African Finance Association, a company that provides infrastructure solutions on the continent, said that Somalia has become one of its members, joining Benin, Botswana and Congo as new members of this company.
The African Finance Association (AFC), said the accession of Botswana and Somalia to membership enhances the mandate...
Ururka Maaliyadda Afrika, oo ah shirkad bixisa xallinta kaabayaasha qaaradda, ayaa sheegtay inay Soomaaliya kamid noqotay xubnaheeda, iyadoo ku biirtay Benin, Botswana iyo Congo oo xubin cusub ka noqday shirkadan.
Ururka Maaliyadda Afrika (AFC), wuxuu sheegay in ku biirista xubinimada Botswana iyo Soomaaliya ay horumariso waajibaadka AFC iyada oo siinaya...
Reports from Khartoum, the capital of Sudan, say that the Somali embassy in the country has been attacked by armed forces and looted.
Some of the Sudanese media reported that the armed forces entered the building of the Somali Embassy in Sudan, which consists of three floors, and the armed...
Wararka ka imaanaya magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudaan ayaa sheegaya in Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalkaas iney gudaha u galeen ciidamo hubeysan oo bililiqo ka geystay.
Qaar ka mid ah Warbaahinta dalka Suudaan ayaa baahiyay in ciidamada hubeysan ay gudaha u galeen dhismaha xarunta Safaarada Soomaaliya ee dalka...
Turkey's highly contested presidential election looks set to go to a second round after President Erdogan failed to get 50% of the votes cast.
With 97.95% of the votes cast, the state-run Anadolu news agency said Erdogan received 49.34% of the vote, compared to 44.99% for main candidate Kemal Kilicdaroglu...


















