30 degmo oo katirsan Puntland ayaa saakay si nabad ah looga codeynayaa, iyadoo dadweynuhu dooranayaan wakiillada ku matalaya golayaasha degaanka ee dowladaha hoose ee Puntland.
Doorashadan oo ah mid dimuqraadi ah ayaa ah middii ugu horreysay oo degaanada Puntland ka dhacda tan iyo sanadkii 1969, waxayna dadweynuhu safaf ugu jiraan...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay in maanta oo Khamiis ah magaalada Muqdisho uu ka dhaqan galayo jadwalkii loo asteeyay Mooto Bajaajyada ka shaqeeya Muqdisho ee ahaa A iyo B.
Maamulka ayaa Maanta u qorsheeyay in Mootooynka wada sumada A iney ka shaqeystaan, halka kuwa sumadoodu tahay B ay shaqa...
U.S. Department of the Treasury
Office of Public Affairs
Press Release: Wednesday, May 24
Contact:Treasury Public Affairs, Press@Treasury.gov
Treasury Designates Terror Operatives and Illicit Charcoal Smugglers in Somalia.
WASHINGTON Today, the U.S. Department of the Treasury’s Office of Foreign Assets
Control (OFAC) targeted 26 individuals and entities connected with the terrorist group al
Shabaab, including15 financial...
Waaxda Maaliyadda ee Maraykanka
Xafiiska Arimaha Bulshada,War-saxaafadeed:
Arbacada, May 24
La xidhiidh:Treasury Public Affairs, Press@Treasury.gov
Khasnadda ayaa magacawday Hawl-wadeennada Argagaxisada iyo Dhuxusha Sharci-darrada ah,Mukhalasiinta Soomaaliya.
WASHINGTON Maanta, Waaxda Mareykanka ee Xafiiska Hantidhowrka ee Hantida Dibadda,Xakamaynta (OFAC) ayaa bartilmaameedsatay 26 qof iyo hay'ado xiriir la leh kooxda argagixisada al-Shabaab, oo ay ku jiraan 15 fududeeyayaal...
Iyadoo 24 saac wax ka yar ay ka harsan tahay doorashada golayaasha deegaanka Puntland, ayaa koox dabley ah waxay weerar ku qaadeen sanaadiiq doorashada oo loo waday degmada Burtinle iyo degaano hoos yimaada.
Arrintaan ayaa kusoo aaday iyadoo shalay Isimada iyo nabadoonada gobolka Nugaal ay xal ka gaareen khilaafkii arrimaha...
Warsaxafadeed kasoo baxay dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in mid ka mid ah Horjoogayaasha kooxda Al-shabaab lagu dhaawacay hawlgal wadajir ah oo degmada Jilib ay ka fuliyeen ciidanka dowladda Soomaalya iyo saaxiibada caalamiga ah.
Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in howlgalka wadajirka ah...
The United States Africa Command (AFRICOM) carried out an airstrike targeting the Al-Shabaab group in Jilib district on May 20, 2023.
According to Timothy S. Pietrack, AFRICOM's Deputy Chief of Public Affairs, the initial assessment of this attack shows that the bombing was carried out without causing any harm to...
aliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaa-meedsaday kooxda Al-Shabaab, ka fuliyay degmada Jilib, May 20, 2023.
Sida uu sheegay Timothy S. Pietrack, ku xigeenka Madaxa Waaxda hawlaha guud ee AFRICOM, qiimeynta bilowga ah ee weerarkan ayaa waxay muujineysaa in duqeyntaasi la fuliyay iyadoo aan wax...
The Prime Minister of Somalia, Hamza Abdi Barre, attended the annual meeting of the African Development Bank (AFDB) today in the city of Sharma el-Sheikh.
The summit, which focuses on climate action and mobilizing private sector financing for green growth, aims to set a sustainable development plan for Africa as...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta oo Talaado ah magaalada Sharma el-Sheekh kaga qayb-galay shirka sannadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika (AFDB).
Shir-madaxeedkan oo diiradda lagu saarayo waxqabadka cimilada iyo abaabulka maalgelinta qaybaha gaarka loo leeyahay ee kobaca cagaaran, ayaa ujeeddadiisu tahay in la dejiyo qorshe horumarineed oo...

















