Monday, August 10, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Shirka wasiirada maaliyadda Dowladda federaalka Soomaaliya, dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka  iyo maamulka Gobolka Banaadir, ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkaan ayaa diirada lagu saari doonaa arrimaha hannaanka Maaliyadda dalka, dakhliga gudaha, arrimaha Deyn Cafinta iyo qeybsiga deeqaha maaliyadeed ee Soomaaliya caalamku siiyo.Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud...
The Banadir regional court today sentenced 36 foreigners who were accused of illegally fishing off the coast of Somalia. The men who were convicted today were from Iran and Pakistan, and were caught off the coast of Hobyo in Mudug region, while they were fishing in boats off the coast...
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Maanta xukun adag ku riday 36 eedeysane oo ajaaniib ah oo maalmahii lasoo dhaafay Maxkamadu ay ku mashquulsaneed dhageysiga dacwada loo heysto oo ah iney si sharci daro ah uga kaluumeysteen xeebaha Soomaaliya. Ragaan ajaaniinta ah ee Maanta xukunka lagu riday ayaa u kala dhashay dalalka...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaare geystay oo Xalay ka dhacay guri ku yaala Xaafada Shiirkole degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan Muqdisho ayaa la sheegay inuu ka dhacay guri uu ka dagan yahay xaafada Shiirkole taliyihii hore ee saldhigga Booliiska...
10.5 million dollars for drought and resilience aid, has been given to Somalia with the cooperation of the Qatar Development Fund, the United States Agency for International Development and the British Embassy in Mogadishu. This tripartite partnership is intended to prevent famine in Somalia and deal with the effects of...
10.5 milyan oo doolar oo ah gargaarka abaaraha iyo u adkeysiga, ayaa la siindoonaa Soomaaliya iyadoo ay iska kaashanayaan Sanduuqa Horumarinta Qatar, Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Mareykanka iyo Safaaradda Ingiriiska ee Muqdisho. Iskaashigan saddex geesoodka ah ayaa la doonayaa in looga hortagga macluusha Soomaaliya iyo wax ka qabashada saamayntii...
The Ministry of Finance of Somalia and the leaders of private banks, have agreed to strengthen the prevention of illegal money and the process of transferring money from banks and remittances. This agreement was reached after a meeting held in Mogadishu today by the Minister of Finance of the Government...
Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya iyo madaxda Bangiyada gaarka ah, ayaa isku afgartay in la xoojiyo ka hortagga lacagaha sharci darrada ah iyo hannaanka lacag ka wareejinta Bangiyada iyo Xawaalahada. Is-afgarashadan ayaa ka dambeysay kaddib shir ay magaalada Muqdisho maanta kuwada yeesheen wasiirka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya iyo Madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay...
Wasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya, Cabdirxmaan Yuusuf Alcaddaala ayaa beeniyay inay Alshabaab hub iyo gaadiid dagaal kaga furteen ciidanka dowladda weerarkii dhawaan ka dhacay degaanka Masagaa ee gobolka Galgaduud. Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo wareysi siinayay Universal Tv ayaa sheegay in ciidanka Dowladda laga gubay hal gaari oo wayn, khasaaruhuna...
Agaasimaha guud ee madaxtooyada dowladda Soomaaliya, Xuseen Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay in awoodda fulinta hal aragti ay hoggaamiso. Agaasimaha madaxtooyada wuxuu aaminsan yahay in arrintaan ay xal u noqon karto khilaafka soo noq noqda ee soo kala dhexgala madaxda ugu sarreysa dalka.Xuseen Sheikh Maxamuud...