Monday, August 10, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa meel mariyay dhaqan gelinta heshiiskii uu gaaray golaha wadatashiga qaran. Heshiiskaas oo ah dhaqan galinta hannaanka doorashooyinka dalka. Raysal wasaaraha Soomaaliya  ayaa faray golihiisa wasiirrada inay si degdeg ah u diyaariyaan sharuucda lagu dhaqan celinayo heshiiskan. Golaha wasiiradda Soomaaliya waxay kaloo sheegeen in wax ka beddel kaste...
The governor of Hiran region, Ali Jeyte Osman, who gave a long interview to the Somali language branch of VOA, strongly opposed the process of the government leaders facing the second phase of the operation against the Al-Shabaab group. He said that he is not satisfied with the way the...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo wareysi dheer siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa si adag uga soo horjeestay hanaanka madaxda dowladda u wajahayaan wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wuxuu sheegay inuusan ku qanacsanen hanaanka madaxda dowladda Soomaaliya ay u wajahayaan wajiga labaad...
Xildhibaanadaan ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee kasoo Jeeda maamulka Jubbaland ayaa si kulul uga soo horjeestay maamulka cusub ee gobolka Gedo uu u magacaabay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Xildhibaanadaan oo kulan ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ku tilmaamay magacaabista maamulka cusub ee gobolka...
Guddoomiyaha gobolka Gedo Axmed Buule Garaad ayaa si adag uga horyimid maamulka cusub ee uu gobolkaas uu u magacaabay dhawaan madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Guddoomiye Buule oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay ineysan waxba ka quseynin magacaabista uu sameyay madaxweyne Axmed Madoobe. "Nama quseyso waxa...
The President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud has welcomed the decisions of the United Nations Security Council regarding the situation in the city of Lasanod. President Hassan Sheikh called for an opportunity to be given the emergency and emergency aid needed by the local people, and to create an environment...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aammadii  Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ka soo saareen xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa ku baaqay in fursad loo siiyo gurmadka iyo gargaarka degdegga ah ee ay u baahan yihiin dadka deegaanku, loona abuuro jawi ku...
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo ka falceliyay dacwada xil ka qaadista ah ee xukuumadu ka gudbisay, ayaa ku tilmaamay dacwad aan qiimo sharci lahayn. Qoraal uu guddoomiyuhu ku baahiyay bartiisa Facebook, ayuu ku sheegay in dacwada xukuumadu gudbisay ay tahay mid sharciga baal marsan oo aan mudnayn...
Somaliland ayaa dacwad ka dhan ah Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Khaliif Axmed u gudbisay Maxkamada Sare, Maxkamada ayaa Khaliif u qabatay in uu dacwada kaga soo jawaabo muddo 7 cisho ah. Dacwadan oo uu Maxkamada Sare ee Somaliland u gudbiyay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somaliland Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan, ayaa lagu...
The meeting of finance ministers of the Federal Government of Somalia, member states of the Federal Government and the administration of Banadir Region, opened today in Mogadishu. This meeting will be focused on the country's financial system, internal revenue, debt forgiveness and the distribution of international financial aid to Somalia. Somalia's...