The security forces of the South West Somalia administration presented 10 Al-Shabaab fighters who surrendered in Baidoa, the capital of Bay region.
The surrendered members who were presented in Baidoa were said to be part of the rebel group called Shabaab in charge of the most dangerous wars and attacks.
The...
Ciidanka Nabadsugida maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kusoo bandhigay 10 ka mid ah dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab oo isku soo dhiibay.
Xubnahaan isa soo dhiibay ee lagu soo bandhigay Baydhabo ayaa la sheegay iney ka tirsanayeen kooxda jabhadaha lagu magacaabo ee shabaab u qaabilsan dagaalada...
Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa shaaca ka qaaday in labo taliye oo katirsan ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS la horgeyn doono Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya.
Labadan taliye oo magacyadooda lagu sheegay Maj Oluka iyo Maj Obbo, ayuu madaxweynaha Uganda sheegay, inay ku amreen askarta inay...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaaro geystay oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay duuleedka deegaanka Afbarwaaqo ee gobolka Mudug.
Dagaalkaan dhexmaray labada maleeshiyo beeleed oo ahaa mid la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa u dhaxeeyay maleeshiyaad kaasoo kala jeeda maamulada Galmudug iyo Puntland.
Dagaalkaan oo xoogiisa...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo dhawaan dib loo doortay.
Madaxweyne Xasan sheikh Maxamuud ayaa kamid ahaa wafuuda 78 waddan oo lagu casuumay caleemo saarka madaxweyne Erdogan.
Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa ugu hambalyeeyey Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan guusha ay ka...
Guddiga doorashooyinka Puntland maanta oo sabti ah shaaciyay tirada iyo magacyada xildhibaanada urur kaste ugasoo baxay doorashooyinkii dhawaan dhacay.
Natiijada la shaciyey ayaa muujineysa inay codeeyeen dad gaaraya kaliya 177,445 kun oo qof marka loo eego 385,000 qof la sheegey iney is-diwaan galiyeen.
Sida ka muuqatay liiska uu guddigu soo bandhigay,...
The envoy of the president of Somalia in charge of drought relief, Abdirahman Abdishakur Warsame, opposed the motion for extension of time which was presented to the parliament today.
MP Abdirahman Abdishakur Warsame said this motion undermines efforts to liberate the country. He said that the president of Somalia risked...
Ergeyga G/abaaraha M/weyne Xasan Sheekh Xildh-C/raxmaan C/shakuur oo kasoo horjeestay Muddo kororsi.
Ergayga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan gurmadka abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa ka hor yimid mooshin muddo kordhin ah oo maanta barlamaanka la horkeenay.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay mooshinkaan inuu wiiqayo dadaalada dib u xoraynta dalka. Wuxuu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya ay naftiisa halis ku gashay diidmada muddo kororsiga...
The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud arrived last night in Ankara, Turkey, to attend the inauguration ceremony of President Erdogan.
The President of Somalia is part of a delegation from 78 countries that have been invited to attend the inauguration ceremony of Turkish President Erdogan.
The inauguration ceremony at the...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiye, si uu uga qeyb galo xafladda caleema saarka Madaxweye Erdogan.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qeyb ka ah wafuud ka socota 78 waddan oo lagu marti qaaday, si ay uga soo qeyb galaan xaflada caleema saarka madaxweynaha Turkiga Erdogan.
Munaasabadda...

















