Monday, August 10, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha Kenya William Ruto iyo dhiggiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa kawada hadlay muhiimadda ay leedahay in la is waafajiyo dhimista ciidamada midowga Afrika ee Soomaaliya iyo awoodda amni ee dalka. Labada mas’uul oo shir jaraa’id ku qabtay dalka Jabuuti ayaa u muuqday kuwo kasoo horjeeda in haatan la dhimo...
The Somali police said that 9 people died in an attack by an armed group of Al-Shabaab on the Pearl Beach hotel in Lido beach. In an official statement from the police command, it was said that the dead are 6 civilians and three soldiers. The police also said that ten...
 Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in 9  qof ay ku geeriyoodeen weerar koox hubaysan oo katirsanaa Alshabaab ay ku qaadeen hotel Pearl Beach ee xeebta Liido. Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay taliska ciidanka booliiska, ayaa lagu sheegay in dadka geeriyooday ay kala yihiin, 6 shacab ah iyo saddex askari...
The Al-Shabaab organization claimed responsibility for the heavy attack last night on the Pearl Beach Hotel in the Lido beach in Abdicasis district of Mogadishu, which caused damage including deaths and injuries. A statement from the Al-Shabaab group said that the fighters of the group attacked a place where officials...
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyada weerarkii cuslaa ee Xalay lagu qadaay Hotel Pearl Beach ee ku yaala xeebta Liido degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, kaasoo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. War qoraal ah oo kasoo baxay kooxda Al-shabaab ayaa lagu sheegay in dagaalamayaasha kooxda ay weerareen goob ay...
Turkish security forces have seized 1 billion dollars worth of counterfeit money in Istanbul. This money was arrested for six people involved, one of whom is a person from Ghana and three people from Sweden, according to the office of the governor of Istanbul. The Turkish forces arrested the suspects in...
Ciidamada amaanka dalka Turkiga ayaa magaalada Istanbul ku qabtay lacag dhan 1 bilyan oo dollar oo faalso ah. Lacagtan ayaa loo xiray lix qof oo ku lug lahaa, kuwaasoo mid ka mid ah uu yahay qof u dhashay dalka Ghana iyo saddex qof oo Swedish ah, sida uu sheegay xafiiska...
Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa soo afjaray weerar koox hubaysan oo katirsan Alshabaab ay ku qaadeen hotel kuyaala xeebta Liido oo lagu magacaabo Pearl Beach. Kooxdan ayaa saacado badan ka dagaalamayay hotelka gudihiisa, iyagoo dilay dad aan weli tiradooda la sheegin oo hotelka ku sugnaa. Ciidanka ayaa ku guulaystay inay dad badan...
Garad Jama Garad Ismail has called on the President of Somaliland to withdraw his army from the SSC regions saying that they will forcefully remove them if they are not withdrawn. He said that they are not rejecting peace, but they are defending their land and he said that Somaliland...
The Somali Council of Ministers has approved the implementation of the agreement reached by the National Consultative Council. This agreement is the implementation of the country's election process. The Prime Minister of Somalia has instructed his cabinet to quickly prepare the laws to enforce this agreement. The Cabinet of Ministers of...