Sunday, August 9, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Today, Tuesday, nearly 2.5 million Muslims are standing on Mount Arafo, performing one of the largest pilgrimage pilgrimages. Today, the Muslims who are standing at Mount Arafo have arrived there in a vehicle intended to serve the pilgrims, while it is worth noting that some of them go on foot. This...
Waxaa Maanta oo Talaado ah taagan Buurta Carafo ku dhawaad 2 Milyan iyo bar Muslimiin ah oo gudanaya mid ka mid ah rukniyada ugu waa weyn arkaanta Xajka. Muslimiinta Maanta taagan Buurta Carafo ayaa halkaasi ku gaaray gaadiid loogu talo galay iney u adeegaan Xujaayda, iyadoo ay xusid mudan tahay...
https://youtu.be/Roi__Wnauk8 It has been two years since the disappearance of Ikraan Tahleel Farah, who was an officer of the National Security and Intelligence Agency, NISA, who was later abducted and killed by Al-Shabaab. When she disappeared, on June 26, 2021, she was working in the cyber security department of NISA. Qali Guhaad,...
https://youtu.be/Roi__Wnauk8 Labo sano ayaa laga joogaa markii la waayay Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd sarkaal ka tirsanayd hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA, taasoo markii dambe NISA ay sheegtay inay afduubteen oo ay dileen Alshabaab. Markii la waayay, 26-kii bishii June 2021, waxay ka shaqaynaysay waaxda amniga internetka ee...
Puntland ayaa sheegtay inay gacanta kusoo dhigtay horjoogayaal katirsan kooxda Daacish, kaddib howlgal ay ciidanku ka sameeyeen degaanka Camaamo oo ka tirsan degmada Balidhidin ee Gobolka Bari. War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidanka booliiska Puntland, ayaa lagu sheegay in horjoogayaasha gacanta lagusoo dhigay ay kasoo jeedaan dalalka Suudaan & Suuriya,. Booliiska ayaa...
The command of the general division of the police in the Banadir region presented a man who they said was the leader of the destabilizing attack that used artificial missiles that were carried out on Sunday at the Halane camp and the Aden Adde airport in Mogadishu. In a statement...
Taliska qeybta guud ee Booliiska gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay nin ay sheegeen inuu hoggaaminaayay weerar qalqal galin ah oo loo adeegsaday gantaalo macmal ah oo Axadii lagu qaaday xerada Xalane iyo garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo kasoo baxay Booliiska ayaa lagu sheegay in weerarkaasi...
The governing parliament of Puntland has officially announced that there will be changes in the way of electing the president of Puntland and his deputy. The parliament has said that the article 56 of the constitution is to be changed, which states that the president should be elected by the...
Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa si rasmi ah u shaaciyay in wax laga beddelayo habkii lagusoo dooran jiray madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa. Baarlamanka ayaa sheegay in wax laga beddelayo qodobka 56-aad ee dastuurka, oo dhigaya in madaxweynaha ay soo doortaan baarlaamka ku yimid codka shacabka. Baarlamaanku wuxuu sheegay in qodobkan lagu...
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa ku dhaliilay isimada gobolka Nugaal in aysan qaadanin doorkii ku aadanaa inay qabtaan cidda kasoo horjeeda doorashada ee uu sheegay inay qalaalasaha ka wadaan Garowe. Wasiir Juxa waxa uu sheegay inay albaabada ku gargaraaceen isimada maalintii doorashada dhacaysay, si ay wax...