Turkey has condemned a decision by Swedish authorities to approve a brief demonstration in which the Koran was burned outside a mosque in Stockholm on Wednesday. The move could threaten Sweden's bid to join NATO ahead of the alliance's key summit in July.
One person participated in the plan to...
Turkiga ayaa cambaareeyay go’aan ay mas’uuliyiinta Sweden ku ansixiyeen dibadbax kooban oo kitaabka Qur’aan lagu gubay oo ka dhacay bannaanka masjid ku yaalla Stockholm Arbacadii. Tallaabadaasi ayaa laga yaabo in ay khatar ku noqoto dadaalka Sweden ee ku biirista NATO ka hor shirweynaha muhiimka ah ee ururka ee bisha...
Puntland has asked the World Bank and the International Monetary Fund (IMF) to suspend and postpone Somalia's debt relief, while an agreement is reached on Somalia's government building system.
The finance minister of Puntland, Mohamed Abdirahman Dhabancad, who gave an interview to BBC Somali, said that the way in which...
Puntland ayaa ka codsatay bankiga adduunka iyo hay’adda lacagta IMF, in la hakiyo oo dib loo dhigo dayn cafinta Soomaaliya, inta heshiis laga gaarayo nidaamka dowlad dhiska Soomaaliya.
Wasiirka maaliyadda Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo wareysi siinayay BBC Soomaali, ayaa wuxuu sheegay, in qaabka ay hadda ku socota dayn cafintu...
Muslims living around the world were very angry at the act of burning a copy of the Holy Quran yesterday in Sweden, in the presence of police officers who were said to be guarding the person who burned it. The Book of the Koran.
The man who committed the act...
Muslimiinta ku nool dunida daafaheeda ayaa si aad ah uga carooday falkii Shalay oo Ciid aheyd Ka dhacay dalka Sweden ee lagu gubay nuqul ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka, iyadoo ay goob joog ahayeen ciidamo ka tirsan Booliiska dalkaas oo la sheegay iney ilaalo ka hayeen ninka gubay...
Iyadoo maanta inta badan Caalamka muslimiinta laga ciidayo maalinta labaad ee Munaasabadda ciidul Adxa, ayaa waxaa jira Deegaanno kamid ah Gobollada dalka oo maanta laga ciidayo maalinta koowaad ee ciidul Axda.
Qeyb kamid ah Magaaloyinka Caabudwaaq, Dhuusamareeb iyo Guriceel ee Gobollka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa maanta waxa ay u...
Yesterday, the Eid al-Adha, the Somali community in Minnesota, especially in Bloomington, prayed the Eid prayer at the soccer field of the Darul Faruq Mosque in Bloomington.
A large number of people crowded the prayer ground. In this place, which immediately took over a thousand people, they prayed three times....
Maalinimadii Shalay ee ciida Adxaa ahayd waxay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobalka Minnesota gaar ahaan magaalada Bloomington ay ku tukadeen Salaadii Ciida Garoonka Kubadda Cagta ee Masjidka Darul Faruuq Bloomington.
Dadwayne aad u badan ayaa soo buuxdhaafshay garoonka salaadda lagu tukanayay. goobtan oo markiiba qaaday tiro kor u dhaafaysa...
Warar la helay ayaa sheegaya in Cali Jeyte oo ah madaxweynaha KMG ah ee maamulka Hiiraan State ee dhawaan la dhisay uu diiday casuumaad uu u fidiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku aadanaa inuu Muqdisho u tago wada hadal, sida ay ogaatay warsom.
Go’aankan ayaa imaanaya iyadoo uu...


















