The Peace and Elders Committee from Garissa has warned politicians from Somalia and the Jubbaland administration to refrain from holding meetings and campaigns in hotels in Kenya.
The committee expressed concern over the consecutive meetings held by politicians and described them as a threat to the security of their area.
The...
Guddiga Nabadda iyo Odoyaasha ka soo jeeda Magaalada Gaarisa, ayaa uga digay Siyaasiyiinta ka soo jeeda Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland inay ka waantoobaan shirarka iyo ololaha ay ka wadaan Hoteelada ku yaala dalka Kenya.
Guddigan ayaa waxay walaac ka muujiyeen shirarka is daba jooga ah ee ay wadaan siyaasiyiinta oo...
The United States African Command, known as AFRICOM, announced that three self-defence strikes targeted members of Al-Shabaab.
The statement issued by the AFRICOM military mission said that the bombing came after a request from the government of Somalia.
AFRICOM said the attack took place in Afmadow district of Lower Jubba region,...
Taliska ciidanka Mareykanka Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa shaaca ka qaaday in sadax duqeyn oo is difaacid ah la beegaadeen xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab.
Qoraalka kasoo baxay howlgalka Militariga AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeynta ay timid kadib codsi kaga yimid dowladda Soomaaliya.
Duqeynta ayaa AFRICOM waxay sheegtay iney...
The MPs of the two houses of the federation representing Puntland, who were in Garowe to find a solution to the political conflict between President Deni and the opposition, issued a statement saying that it is not possible to hold elections in Puntland on time.
The parliamentarians of the two...
Xildhibaanada labada aqal ee federaalka ku matala Puntland, kuwaas oo Garowe u joogay xal u helista khilaafka Siyaasadeed ee madaxweyne Deni iyo mucaaradka, ayaa soo saaray war murtiyeed ay ku sheegayaan in aysan suurta gal ahayn in doorasha qof iyo cod ah xilligeedii laga qabto Puntland.
Xildhibaanada labada aqal ayaa...
(CNN) Ten al-Shabaab members were killed by airstrikes conducted by US Africa Command in Somalia in the overnight hours of Saturday, the Defense Department announced.
"At the request of the Federal Government of Somalia, U.S. Africa Command conducted three collective self-defense airstrikes overnight in a remote area near Afmadow, approximately...
Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Muqdisho ka sagootiyay guutada 24aad oo loogu magac daray Khaalid Binu Waliid.
Ciidamadan ayuu wasiirku sheegay inay ku biiriyaan furimaha dagaalka Alshabaab. Wuxuu sheegay in looga fadhiyo inay guul ka gaaraan dagaalka Alshabaab oo ay dowladdu waqti galisay.Ma sheegin wasiirku halka...
Inkastoo ay ahayd masiibo inteeda la'eg dabkii habeen hore ka kacay suuqa wayn ee magaalada Jigjiga ee loo yaqaano Taywaanka, haddana waxaa mar walba oo masiibooyin noocan oo kale ah ka dhacaan degaanka Soomaalida la iswaydiiyaa sababta wakhtigeeda loogu xakamayn waayo, ee keenta inuu basbeelo ama la xakamayn kari...
Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa caawa Isku shaandheyn kooban ku sameeyay golihiisa wasiirrada, taasoo saameysay wasiirkii maaliyadda ee xukuumaddiisa.
Raysal wasaare Xamse ayaa Biixi Iimaan Cige ay u magacaabay Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya iyadoo xilka looga qaaday Wasiirkii xilkaas hayay ee Dr. Cilmi Maxamuud Nuur.
Sidoo kale, raysal wasaaraha...


















