Saturday, August 8, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

A special meeting was held last night at the residence of the former president of Somalia, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, with members of the country's former prime ministers, Hassan Ali Kheyre, Omar Ab Rashid, Ab Weli Gas, MP Ab Qadir. Cosoble, former Minister of Education Dr. Abdinur Sheikh Mohamed...
Waxaa Xalay kulan gaar ah ku yeeshay hoyga uu ka dagan yahay magaalada Muqdisho madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed xubno ay ka mid yihiin Raysal wasaarayaashii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre, Cumar C/rashiid, C/weli Gaas, Xildhibaan C/qaadir Cosoble, Wasiirkii hore Waxbarashada Dr. Cabdinuur Shiikh Maxamed...
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa ogoladay in baarlamaanka dalkiisa uu u gudbin doono xubinimada Sweden ee NATO, isaga oo sheegay inuu ka shaqayn doono, in golaha baarlamaanku meelmariyo codsigaas. Xoghayaha NATO ayaa Isniintii sheegay in Erdogan uu ogolaaday inuu "sida ugu dhakhsaha badan" arrintaasi loo dar-dargeliyo, ka dib...
Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuuumadda Soomaaliya, Fardowso Ibraahim Cigaal ayaa sheegtay in labo qof oo shacab ah ay ku dhaawacmeen diyaarad shil ku gashay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Wasiirka gaadiidka waxay sheegtay, diyaaraddan oo kasoo duushay magaalada Garowe in ay saarnaayeen 30 rakaab ah iyo afar shaqaale...
Diyaarad rakaab ahayd oo ay lahayd shirkadda Hala Airline oo magaalada Garowe ka duushay ayaa shil ku gashay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Wararka aan helayno waxay sheegayaan in ay 11 qof oo shacab ah ay ku dhaawacmeen diyaaradda shilka ku gashay garoonkan Aadan Cadde. Gabadh suxufiyad ah oo lagu magacaabo Nadar...
The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamse Abdi Barre, who delivered a multi-faceted speech at an event to thank the committee that worked on the country's Independence Day celebrations, spoke strongly about the issues of security, corruption and disputes in some regions of the country. The Prime...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay munaasabad loogu mahadcelinaayay guddigii ka shaqeeyay dabaal degyadii maalmaha xuriyada dalka ayaa si adag uga hadlay arrimaha amaanka, musuqa iyo khilaafaadka ka taagan qaar ka mid ah gobolada dalka. Raysal wasaaraha ayaa ka hadlay khilaafka...
Raysal wasaaraayashii hore ee Soomaaliya, Cabdiweli Gaas iyo Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta soo saaray talo soo jeedin ku aadan habka loo wajahayo doorashooyinka Puntland. Talo soo jeedintooda waxay ku sheegeen in aan xilligan jirin sabab loo furo dastuurka Puntland. Waxay kaloo sheegeen in ay muhiim tahay in ilaaliyo...
The Prime Minister of the federal government of Somalia, Hamse Abdi Barre has called for a peaceful end to the political conflict in Puntland. The Prime Minister said that he contacted some of Puntland's leaders, saying that he urged them to strengthen peace and resolve any disputes through dialogue. On the...
Raysal wasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ku baaqay in si nabad ah lagusoo afjaro khilaafka siyaasadeed ee ka jira Puntland. Raysal wasaaruhu wuxuu sheegay inuu la xiriiray qaar kamid ah isimada Puntland, isagoo sheegay inuu ku booriyay in nabada la xoojiyo, islamarkaana wax kastoo khilaaf ah lagu...