Saturday, August 8, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Fadhigii baarlamaanka Soomaaliya ee maanta ayaa kusoo dhamaaday buuq iyo isfahanwaa xilli baarlamaanku uu u ballansanaa inuu bilaabo la xisaabtanka golaha xukuumadda. Xildhibaannada baarlamaanka ayaa ku eedeeyay guddiga joogtada ah inay ku xadgudbeen xeer hoosaadka baarlamaanka, iyo hannaanka loo marayo la xisaabtanka xukuumadda.Xildhibaan Cabdirashiid Jiley ayaa sheegay inay gef ku...
Dab ayaa fiidnimadii xalay ka kacay suuqa wayn ee magaalada Jigjiga ee loo yaqaano Taywaan kaas oo khasaare laxaadleh gaystay, inkastoon wali aan la shaacin khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dabkaas. Inkastoo wali aan la ogaan waxa sababay dabkan balse wararka qaar ayaa sheegaya in meherado ku dhexyaal suuqan...
Waxaa Maanta oo Sabti ah Imtixaanka Fasalka 12-aad ee dugsiga sare oo ay sanad walba qaado dowladda Soomaaliya u fariistay ardyada ku nool magaalada Baledweyne oo uu horay kaga baaqday Imtixaanka, kadib Fatahaadii uu dhawaan ka sameeyay wabiga Shabeelle gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Ardayda Maanta u fariisatay...
The British government and the United Nations Offices have signed a memorandum of understanding on coordinating humanitarian issues, which aims to address the humanitarian problems in Somalia. This agreement specifies the payment of additional funds for emergency life-saving needs, and the UK Embassy in Mogadishu announced it on Friday. The British...
Dowladda Ingiriiska iyo Xafiisyada Qaramada Midoobay ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo ku saabsan isku xirka arrimaha bini’aadantinimada, kaas oo looga gol leeyahay in wax looga qabto dhibaatooyinka bini’aadantinimo ee ka taagan Soomaaliya. Heshiiskan ayaa qeexaya bixinta lacago dheeri ah oo loogu talagalay baahiyaha degdegga ah ee nafaha lagu...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay fiidkii hore ku dhexmaray nawaaxiga deegaanka Beera yabaal oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa bilaawday kadib markii ciidanka dib u xureynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda ay weerar culus ku qaadeen goob ku...
Dab xoog leh oo wada qabsaday dhammaan Suuqa Taywaan oo ah suuqa ganacsi ee ugu weyn magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaaliyeed ee dalka Itoobiya. Dabkaan ayaa waxay wararku sheegayaa in wada qabsaday dhammaan suuqa oo dhan. Dab-damiskii soo gaaray ayaa ilaa hadda aan ku guuleysan in ay damiyaan. “Suuqii weynaa...
Waxaan Rabaa in aan Talo Qaran Soo Jeediyo Taasoo ku Socota Labada Nin ee Lakala yiraahdo Dhaqane iyo Daahir kuwaas oo aan weli Dunida kusoo Biirin oo aan weli Dhalan Laakiin ay Rag kale Magacooda isticmaalayaan waa labo nin oo dalka iyo Dadku aad ugu Baahanyahey Hase yeeshee aaney...
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa laalay shaqo joojin uu ku sameeyay labo kamid ah agaasimayaasha wasaaradda maaliyadda, kuwaas oo kala ah, agaasimaha dakhliga iyo xisaabiyaha guud. Labadan masuul ayuu horey wasiirka maaliyadda shaqada uga joojiyay sababa la xiriira eedeymo maamul xumo oo loosoo jeediyay. Wasiirku ma sheegin...
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare, Senator Cabdullaahi Xirsi Timacadde ayaa soo dhoweeyay golaha cusub ee Khaatumo-SSC, kuwaas oo shalay Laascaanood looga dhawaaqay. Guddoomiye ku xigeenka aqalka sare ayaa sheegay in dowladda Federalka Soomaaliya iyo hay'adaha caalamiga ah ay si dhow ula shaqayn doonaan maamulka cusub, si loo dardar...