Friday, August 7, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay iney jiraan koox uu ku tilmaamay manaxayaal maafiya ah oo ka daran kuwa Ururka Al-shabaab. Wasiir Fiqi ayaa sidoo kale sheegay in dagaal ay la gali doonaan kooxdaan uu ku sheegey iney yihiin kuwa...
 Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya maanta ka sameeyeen degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud. Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu beegsaday saddex xarumood oo ay ku sugnaayeen kooxda Al-shabaab oo ku yaala gudaha degmada...
Maamul goboleedka Galmudug ayaa ku wargaliyay shacabka ku dhaqan degaanada Shabaabku ay maamulaan ee gobolada Galgaduud iyo Mudug in ay si degdeg uga baxaan halkaas, una tagaan degaan nabdoon. Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, ayaa warkaan ka sheegay magaalada Dhuusomareeb, halkaas oo uu ka socdo u diyaar garowga...
Booliiska Somaliland ayaa ka digay bannaanbax ay sheegeen in uu ku baaqay xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani. Afhyeen u hadlay ciidanka booliiska ayaa banaanbaxa Waddani ku tilmaamay mid sharci daro ah, oo aanu booliisku aqbali doonin. "Dadka magaalooyinka waawayn ee intaa leeg kala jooga ee loogu baaqayo isusoobax ama kulan, waxaanu...
Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa waxay sheegtay inay waddo dadaallo lagu badbaadinayo nolosha, loogana hortagayo faafitaanka cudurka daacuunka ee Soomaaliya. Warbixinteeda toddobaadlaha ah oo ku saabsan daacuunka, ayaa WHO waxay shaaca kaga qaadday in lagasoo bilaabo usbuucii ugu horreeyay ee sanadkan 2023, ay jireen 11,704 xaaladood oo looga shakisan yahay...
Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya gaar ahaan gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in Ciidamada dowladdu ay dib u qabsadeen magaalooyin dhowr ah oo markii hore ku jiray gacanta Jabhadda FANO ee dagaalka kula jirta Ciidamada Millitariga Itoobiya. Magaalooyinka kala ah Bahirdar, Gonder, Lalilabala,Dabremarqos, Dabrebirhan iyo Shawarobit ayaa lasoo sheegayaa in dib...
The security forces and the Somali National Intelligence last night in the area of ​​Ceelas Biyaha on the outskirts of Mogadishu caught a car filled with explosives that was trying to enter Mogadishu. Security forces also shot and killed the driver of the car loaded with explosives, after he tried...
Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa Xalay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duuleedka magaalada Muqdisho ku qabtay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo lasoo galin rabay gudaha Muqdisho. Ciidamada Nabadsugida ayaa sidoo kale toogasho ku dilay darawalkii waday gaariga laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa, kadib markii uu iska dayay...
Ugu yaraan 6 qof oo shacab ah ayaa ku geeriyooday, 12 kalena way ku dhaawacmeen qarax lala eegtay ama haleelay gaari Bas ah oo rakaab siday oo marayay Shabeeladda hoose. Gaariga Baska ah ee qaraxa uu haleelay ayaa marayey inta u dhaxeysa Qoryooley iyo Marka oo katirsan gobolka Shabeeladda hoose. Dowladda...
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa Maanta 10 sano oo xabsi ah ku xukuntay nin oday ah oo lagu helay eedo la xariira inuu Sixir iyo turufo uu adeegsaday ku kufsaday haween badan oo qaar kood la qabo. Ninkaan oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Xasan Shooble oo 52 sano jir ah ayaa...