The forces of the federal government of Somalia, especially the Khalid Binu Walid brigade, have in the past few hours destroyed the positions of the Al-Shabaab group in areas under Galcad and Ruunirgood districts in Galgaduud and Middle Shabelle regions.
The army carried out the operation in the forest area...
Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada Khaalid Binu Waliid ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo qorsheysan ku buburiyay fariisimo kooxda Al-shabaab ku laheyd degaano hoostaga degmooyinka Galcad iyo Ruunirgood ee gobolada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe.
Ciidamada ayaa howlgalka ka fuliyay dhulka howdka ah ee ku dhadhaw Galcad iyo Ruunirgood, iyadoo...
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka fedaraalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay rasaas maanta ciidamada dowladda ay u adeegsadeen banaanbaxayaal kasoo horjeeday xariga Jenaraal Axmed Cali Sheegow oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa si weyn u dhaliilay hanaankii Shalay ciidanka dowladda Soomaaliya ay...
Mudaharaad ballaaran oo loogasoo horjeeday xariga Dowladda u geysatay Axmed Cali Sheegow oo loo yaqaano Gen. Sheegow, ayaa maanta ka dhacay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho.
Kumanaan rayid ah oo ku hayb ah sarkaalka la xirtay, ayaa isugu soo baxay waddada KM4 iyo waddada Danwadaagta, iyagoo sharci darro ku tilmaamay...
Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxay xilkii ka qaaday guddoomiyihii degmada Baraawe, Liibaan Abuukar Cusmaan iyo ku xigeenkiisa labaad, Marwo Sahro Abuukar Cali.
War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha, ayaa lagu sheegay, sababta xilka looga qaaday guddoomiyaha in ay tahay, wada shaqayn la’aanta golaha degaanka Baraawe...
Xarunta Qaran ee ka hortaga iyo la dagaalanka fikradaha xagjirka ah Tubsan ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay fursad cusub oo dagaalamaaysha Al-shabaab ay kaga faa'ideysan karaan xeerka cafiska, iyagoo isku soo dhiibaya dowladda Soomaaliya.
Bayaan kasoo baxay xarunta qaran ee Tubsan ayaa lagu sheegay in dhamaan xubnaha kooxda...
Hal askari oo katirsan ciidanka Booliiska Puntland ayaa ku dhaawacmay, kaddib iska hor imaad xalay dhexmaray koox dabley ah oo cabtooy ah iyo ciidamada saldhig kuyaala magaalada Garowe.
Iska hor imaadka oo socday in ka badan hal saac ayaa la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan oo ay ku jireen...
Markii ugu horreysay ee aan cagta saaray ciidda Malaysiya, firfircoonida jidadkeeda mashquulka badan iyo hufnaanta kaabayaasha horumarkeeda ayaa markiiba dareenkayga soo jiitay. Anigoo ka mid ah waftiga Soomaaliya ee dadaalka badan, waxaan u socdaalay dalka Malaysia oo ay ka buuxdo rajo, anigoo ujeeddadiisu tahay inaan daah-furo waxyaabaha qalafsan ee...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ku dhawaad 10 saacadood qaatay oo xaafado ka tirsan degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya.
Dagaalka ayaa wararku waxay sheegayaan inuu u dhaxeeyo ciidamo ka amar qaata Jenaraal Sheegoow iyo ciidamada xasilinta Caasimadda ee loo yaqaano...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo ay ka sameeyeen deegaanada Garileey iyo Cali-yabaal ee gobolka Galgaduud, waxa ay ku dileen 5 ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Sida uu sheegay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. Cali Caanood, howlgalkan ayaa daba socday kaddib markii ciidamadu heleen xog ku saabsan Shabaab isku urursanaya dhul...


















