Friday, August 7, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun ku riday askari ka tirsana ciidanka xoogga dalka oo lagu helay inuu dilay nin Injineer ah oo u dhashay dalka Kenya. Askarigaan ayaa la sheegay inuu dhawaan ku dilay ninka Injineerka ahaa goob uu dhisme ka waday oo ku taala agagaarka...
Dagaal xooggan oo dhowr jiho ah oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC- Khaatuma ayaa ka socda bariga magaalada Laascaanood, iyo halka loo yaqaano Maraaga. Dagaalkaan ayaa wuxuu u muuqdaa mid ka xooggan dagaaladii hore, waxaana uu ka bilowday farriismo kala duwan oo ay isku horfadhiyeen ciidamada iskasoo horjeeda. Weli...
The spokesperson of the Somali Police Force, Sadiq Aden Ali Doodishe, said that one of the employees of Hamar Local Government was killed in a suicide attack that took place today in Mogadishu. The spokesperson of the police said that the suicide attack took place at the headquarters of the...
Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Saddiiq Aadan Cali Doodishe ayaa sheegay hal qof oo katirsanaa shaqaalaha Dowladda hoose ee Xamar in uu ku geeriyooday weerar ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Afhayeenka ciidanka booliiska waxa uu sheegay weerarka ismiidaaminta inuu ka dhacay xaruntii ay ku shaqaynaysay shirkadda nadaafadda gobolka...
The Minister of Transport and Aviation of Somalia, Fardowsa Osman Igal, together with the Director of the Civil Aviation Organization, Ahmed Macallin Hassan, met in Nairobi with the President of the International Civil Aviation Organization (ICAO), Salvatore Sciacchitano, and the Secretary General of ICAO, Juan Carlos Salaza. and Director...
Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya, Fardowsa Cismaan Cigaal oo uu weheliyay Maareeyaha hay’adda Duulista, Axmed Macallin Xasan ayaa kulan magaalada Nairobi kula qaatay Madaxweynaha hay’adda duulista rayidka Adduunka (ICAO), Salvatore Sciacchitano, Xoghayaha Guud ee ICAO, Juan Carlos Salaza iyo Agaasimaha Xafiiska Horumarinta iyo Hirgelinta ICAO, Jorge Vargas. Wada-hadalka labo...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kaasoo aroorninadii hore e Saakay ka dhacay agagaarka Isgoyska Ifka Xalane ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo la sheegay inuu ahaa mid loo adeegsaday gaari noociisu Soomaalida u taqaan Leylo Calaawi ayaa ku...
Xildhibaano horey uga tirsanaa baarlamaanka maamulka Puntland, ayaa ku eedeeyay maxkamadda dastuuriga inay meer meerinayso go'aan ka gaaridda dacwad ay u gudbiyeen afar bilood ka hor. Xildhibaanadan hore ayaa waxay ka dacwoonayaan habkii looga saaray baarlamaanka, sanadkii 2020, waxayna ku tilmaameen tallaabo sharci darro ahayd. Dacwaddooda ayaa ah in ay maxkamadda...
Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen cusub, iyo musharax madaxweyne iyo musharax madaxweyne ku xigeen. Xisbiga Kulmiye oo shirwaynihiisii maalintii labaad ka soconayo magaalada Burco, ayaa musharax madaxweyne markale u doortay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, sidookale musharax madaxweyne ku xigeen ayuu u doortay...
Inta la xaqiijiyay hal qof oo ka mid ahaa dadweyne dhigaayay banaanbax looga soo horjeedo xariga Jenaraal Sheegoow ayaa geeriyooday laba kalana dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii ay rasaas ku fureen askar ka tirsan ciidanka dowladda oo ku sugna xaafada Howlwadaag ee magaalada Baledweyne. Banaanbaxa oo ahaa mid aad...