Hoggaamiyaha SSC Khaatumo Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa sheegay in shirka Jabuuti uu u muuqdo mid midaynaya Somaliland iyo Soomaaliya.
Firdhiye oo goob fagaare ah dadweyne kala hadlay, ayaa sheegay in uu rajo ka qabo in shirka Jabuuti uu fure u noqday in Somaliland iyo Soomaaliya dib u midoobaan.
"Shirka waxan...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shaaca ka qaaday in bilaawga sanadka cusub ee 2024 oo ay ka harsan tahay hal maalin oo kaliya in la qaadi doono inta badan dhagaxyada amni ahaan ugu xiran wadooyinka magaalada Muqdisho.
Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa hadalkaan kaga dhawaaqay kulan lagu...
30 kamid ah Isimmada Puntland oo xalay Garowe ku shiray, ayaa soo saaray go’aan ku saabsan in la ixtiraamo go’aankii Isimmadda SSC- Khaatumo ay ku gaareen in aanay qeyb ka ahaan xulista xildhibaannada Puntland.
Isimmada oo uu shir guddoominayay boqor Burhaan Boqor Muuse, ayaa go’aamiyay in doorashada Puntland lagu 49...
Dowlada Ingiriiska ayaa soo dhawaysay qodobadii kasoo baxay wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ee Jabuuti.
Qoraal lagu baahiyay barta X ee Safaarada Ingiriiska ee Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in Ingiriisku uu soo dhawaynayo heshiiska, labada dhinac, iyada oo uu ku tilmaamay talaabo muhiim ah oo xaga dib u heshiisiinta loo qaaday.
"Waxaan...
Waxaa maanta oo Jimco ah lagu wadaa in garoonka Kubadda Cagta Stadium Muqdisho ee magaalada Muqdisho inuu si rasmi ah uga furmo tartanka Ciyaaraha Kubadda Cagta ee maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir.
Tartanka Ciyaaraha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa sanadkaan waxaa ka qeybgalaya ilaa shan kooxood oo ka...
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo Xalay gudaha magaalada Garoowe ku qabsaday xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo uu ku shaacinayay inuu markale u taagan yahay qabashada xilka madaxtinimada maamulkaas ayaa ka hadlay arrimo badan oo xasaasi ah, isagoona ugu horeyn ku dheeraaday ka sheekeynta wax...
Ciidamada hay'ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa maanta gacanta ku dhigay sadax baabuur oo ay ku raran yihiin qalab u badan Elektaoonig oo lagu dhex qariyay budada laga sameeyo waxyaabaha qarxa, sida lagu sheegay war kasoo baxay dowladda.
Sadaxda gaari iyo 8 ruux oo uu ku jiro...
Wasiirka warfaafinta maamulka Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in qaar badan oo kamid ah Isimmada SSC- Khaatumo ay soo xusheen xildhibaanada beelahooda ku matalaya baarlamaanka cusub ee Puntland.
Wasiirka wafaarfinta ayaa sheegay, in isimmadu aanay kaligood lahayn awoodda soo xulidda baarlamaanka. Wuxuu sheegay cuqaasha beeluhu inay usoo gudbiyeen dadka...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa safar saaka ugu baxay dalka Jabuuti, isaga oo halkaa kula kulmi doona Madaxweynaha Soomaaliya, si loo sii anba qaado wadahadaladii labada dhinac.
"Ujeedada safarkan weftiga Madaxweynuhu hoggaaminayo ayaa ah in halkaa laga sii amba qaado wada hadalladii u dhexeeyey Somaliland...
Xeer Ilaalinta Dalka Turkiga oo Codsatey in Wiilka M/weyne Xasan Sheekh Lagu Xukumo 6 Sano Xarig ah.
Dacwad oogayaasha dalka Turkiga ayaa diyaariyay dacwad ka dhan ah wiilka uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas oo dalbanaya in lagu xukumo lix sano oo xabsi ah, kaddib shil baabuur oo uu ku dhintay muwaadin Turkish ah.
Eedeynta uu diyaariyay xafiiska xeer ilaaliyaha Istanbul, ayaa lagu sheegay in...


















