Wednesday, August 5, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si adag uga hadlay heshiis dhexmaray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, kaasoo Itoobiya ay ku dooneyso dhul badeed ay Soomaaliya leedahay. Raysal wasaaraha ayaa sheegay in dowladda Fedaraalka aysan marnaba aqbali doonin in taako...
Somaliland ayaa Dowlada Federaalka ku eedaysay in ay ka baxday heshiiskii Jabuuti, kadib markii uu Wasiir Fiqi sheegay in heshiisku uu ahaa mid lagu midaynayay labada dhinac. Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, aya sheegay in Wasiirka Arrimaha Guddaha Soomaaliya, uu jabiyay mid kamid ah qodobadii lagu heshiiyay oo...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Talaado ah kulan deg deg ah oo aan horay loo sii shaacin ku yeelanaya xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Kulankaan deg dega ah ayaa waxaa sidoo kale kasoo qeybgalaya madaxweynaha dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka hor...
Guddomiyihii guddiga xallinta khilaaafadka iyo ansixinta xubnaha baarlamaanka Puntland, Isxaaq Axmed Xasan ayaa sharci darro ku tilamamay liiska la shaaciyay ee baarlamaanka. Guddoomiye Isxaaq ayaa ku eedeeyay madaxtooyada Puntland inay fara galin qaawan ku sameysay liiska baarlamaanka, sababna ay u ahayd inuu xalay goor dambe ka baxo xarunta baarlamaanka, ka...
Liiska xubnaha Baarlamaanka cusub ee Puntland ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay, waxaana ku jira 17-ka xubnood ee kasoo jeeda degaanada SSC- Khaatumo. Liiska baarlamaanka ayaa lagu dhawaaqay xilli dambe oo salaaddii subax kadib ahayd, ka dib khilaaf badan oo hareeyeeyay habka loosoo xulay xubnaha oo uu  khilaaf ka taagnaa. Lama...
Musharaxiinta madaxweynaha maamulka Puntland, kuwaas oo caawa warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe, ayaa digniin adag ka bixiyay waxay ugu yeereen boob uu madaxweyne Deni ku hayo kuraasta baarlamaanka ee beeluhu ay leeyihiin. Musharaxiin uu kamid yahay madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in madaxweyne Deni  uu...
Dowladda Soomaaliya ayaa caawa shaacisay magacyada labo horjooge oo katirsanaa Alshabaab oo lagu dilay duqaymo ka dhacay Mudug iyo Shabeellaha Hoose. War saxaafadeed dowladda kasoo baxay ayaa lagu sheegay in duqaymahan lagu dilay laba horjooge oo lagu kala magacaabo Cumaraani Malaaq iyo Saabir. Howlgalka hore ayaa ka dhacay degaan lagu magacaabo...
Inta la xaqiijiyay ilaa 11 ruux oo dhamaantood ah Caruur ayaa u geeriyootay Cudurka Shuban biyoodka oo ka dilaacay xaafadaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Isbitaalada kala duwan ee ku yaala magaalada Baledweyne ayaa waxaa jiifa Caruur badan oo uu soo ritay Cudurkaan Shuban biyoodka ah, kuwaas oo haatan...
Taliyaha ciidamada Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ka socda Midowga Afrika ee ATMIS Sam Okiding ayaa si faahfaahsan uga hadlay qorshaha ciidanka ATMIS ee sanadka cusub ee 2024-ka oo ay ka dhiman tahay saacado kooban kaliya. Sam Okiding ayaa sheegay in mudnaanta ciidanka ATMIS ee sanadka 2024 iney tahay...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa soo dhoweeyay go’aankii isimmada SSC- Khaatumo, kaasoo ahaa in aysan soo xuli doonin 17- ka xidhibaan ee ku matali jiray baarlamaanka Puntland. Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay inuu taageersan yahay in doorashada madaxtinimada Puntland lagu galo 49 xildhibaan, wuxuuna caddeeyay in uusan...