Dowladda Soomaaliya ayaa ku gacan sayrtay dalab ua yimid dawladda Itoobiya oo ahaa inay labada waddan kulmaan oo ay ka wada hadlaan sidii loo damin lahaa xiisada ka dhex aloosan.
Sida lagasoo xigtay ilo katirsan wasaaradda arrimaha dibbada Soomaaliya, raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa doonaya inuu la kulmo madaxweynaha...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey hoggaamiyaasha dalalka isbaheysiga dhex dhexaad ka ah (NAM) ayaa si adag u soo bandhigay mowqifka dowladda Soomaaliya ee ku aaddan xadgudubka Dowladda Itoobiya iyo cawaaqib xumada uu keeni karo haddii aanan si wadajir ah looga falcelin.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay...
Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa maanta dib uga celisay Hawada Soomaaliya diyaarad nooceedu ahaa kuwa Xamuulka qaada oo ka diiwaan gishan dalka Thailand oo ku sii jeeday magaalada Hargeysa.
Diyaaradaan laga celiyay Hawada Soomaaliya ayaa la sheegay iney kaso duushay magaalada Sharjah ee dalka isutaga Imaaraadka Carabta, taasoo diiday iney...
Wasiiru-dowlaha arrimaha dibadda Itoobiya Misganu Arga ayaa sheegay in Itoobiya ay aad uga soo horjeedo bayaanka kasoo baxay Jaamacadda Carabta, kaas oo lagu sheegay in Itoobiya ay ka laabato heshiiskii iyada iyo Somaliland ku dhexmaray Addis Ababa.
Wasiiru-dowlaha ayaa sidoo kale sheegay in hadalka kasoo yeeray Jaamacadda Carabta uu yahay...
Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in barqanimadii maanta shil ay ku gashay garoonka diyaaradaha Ceelbarde diyaarad nooca Xamuulka qaado ah.
Diyaarada shilka gashay ayaa la sheegay iney u rarneyd hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada adduunka ee WFP, waxaana diyaaradu ay siday gargaar loogu...
Madaxa Jaamacadda Carabta Axmed Aboul Gheit, ayaa cambaareeyay heshiiska badda ee u dhexeeya dowladda Itoobiya iyo Somaliland, wuxuuna ku tilmaamay xad-gudub cad oo ka dhan ah sharciga caalamiga ah.
Heshiis is-afgarad ah oo la saxeexday 1-dii January, Somaliland ayaa ogolaatay inay 20 KM oo ka mid ah xeebaheeda muddo 50...
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa u sheegay Wasiirada Arrimaha Dibadda Carabta, in heshiiska Somaliland iyo Ethiopia, si Addis Ababa loogu ogolaado inay gasho Badda Cas, uu dhaawacayo ammaanka waddamada Carabta.
Raysal wasaare Xamze ayaa hadalkan ka sheegay shir deg deg ah oo ay yeesheen Wasiirada Arrimaha Dibadda ee...
Diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines oo ku sii jeeday magaalada Hargeysa, ayaa dib loo soo celiyay ka hor inta aysan gelin hawada Soomaaliya.
Mesfin Tasew, oo ah madaxa fulinta ee shirkadda Ethiopian Airlines, ayaa yiri “Diyaarad ku socotay Hargeysa waxay noqotay inay dib u soo laabato markii la...
Masuuliyiin ka tirsan hay'addaha amniga dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo Shirkada Isgaarsiinta Hormuud ayaa maanta ka wada hadlay xal u helida caqabadaha u dhaxeeyay laamaha amniga iyo Hormuud.
Labada dhinac ayaa la sheegay iney ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa ka wada shaqaynta danta guud si waafaqsan shuruucda dalka.
“Dowladda Soomaaliya...
Dowladda Soomaaliya ayaa u diiday diyaaradda Ethiopian airline in ay duulimaad aan la qorshayn oo aan fasax loo haysan ay kusoo gasho hawada Soomaaliya.
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Soomaaliya ay si kooban u hakisay dhammaan duullimaadyadii diyaaradda Ethiopian airline ee soo galayey Soomaaliya Arbacada maanta ah, si ay xoogga...


















