Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu jeediyay kaga hadalay arrimo badan oo ay ka mid yihiin doorashooyinka dalka, dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab iyo cabashada la xariirta dhaqaale xumo oo maalmahan laga hadal haayay Muqdisho.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku dheeraaday ka hadalka arrimaha doorashooyinka dalka...
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo isaga hartay tartanka loogu jiro doorashada guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ee lagu wado in sanadka soo socda la qabto ayaa taageero u muujisay Raysal wasaarahii hore ee dalka Kenya Raila odinga.
Kulan gaar ah oo magaalada Nairobi ku...
Somaliland ayaa xad-gudub ku tilmaantay warbixin ay BBC Somali Khamiistii kaga hadashay hoos u dhaca lacagta shilinka Soomaaliya, oo ay u isticmaashay sawir lacagta Somaliland ah.
Qoraal kasoo baxay wasaarada warfaafinta ayaa lagu yidhi "BBC Somali waxa ay xoortay anshaxii iyo milgihii saxaafadda ee jidaynayey dhexdhexaadnimada. taasi oo ku keentay...
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta oo khamiis ah meel mariyay Xeerarka Doorashooyinka iyo Xisbiyada siyaasadeed ee dalka, kuwaas oo ay sheegeen in lagu hagayo hannaanka doorashooyinka dalka.
Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya, Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa sheegay in xeerarkaan ay dalka u horseedayaan in la gaaro doorasho qof iyo cod ah, si...
Lataliyaha amniga qaranka madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macalin Maxamuud ayaa markale shaaca ka qaaday in waqtiga howlgalka ATMIS uu ku egyahay dhamaadka sanadkaan 2024, islamarkaana howlgal cusub oo waqti cayiman ah lagu badali doono.
Xuseen Macalin Maxamuud ayaa tilmaamay in howlgalka cusub ee waqtiga cayiman ah ay go’aamineyso dowladda Fedaraalka Soomaaliya,...
Midowga Afrika ayaa bilaabaya hawlgalka taageerada iyo xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) Janaayo 2025, isagoo beddelaya howlgalka ATMIS ee hadda ka jira Soomaaliya.
Waxaa la sheegay in howlgalkan cusub uu taageero gaar ah ka heli doono dowladaha Masar iyo Jabuuti, kuwaasi oo ballanqaaday inay ciidamo ku taageeridoonaan (AUSSOM).
Hawlgalka cusub wuxuu ku soo...
Taliska ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ee ka howlgasha deegaanada gobolka Bakool ayaa soo saaray amaro ku socda dadka ku nool deegaanada ay ka socdaan dagaalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab.
Awaamiirta kasoo baxday taliska ciidanka xoogga ee gobolka Bakool oo ka kooban ilaa 6 qodob...
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa isaga hartay inay ka qeyb gasho doorashada guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika.
Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Aadan ayaanan kamid ahayn liiska afar musharrax oo isku diiwaan galiyay doorashada guddoomiyaha Midowga Afrika. Sida aan xogta ku helayno, waxaa la sheegay inay...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi barre ayaa Xalay shir guddoomiyay shir deg deg ahaa oo golahiisa Wasiiradda kaga hadlayeen weerarkii khasaaraha badnaa ee kooxda Al-shabaab ka geysatay Jimcihii lasoo dhaafay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.
Xamse Cabdi Barre iyo Golahiisa wasiiradda ayaa ku dhawaaqay in Nus Milyan doolar...
Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Xalay deegaanka lagu magacaabo Oodan oo ku yaala bariga gobolkaas in lagu dilay laba nin oo Walaalo ahaa, islamarkaana sidoo kale dhaawacyo ay soo gaareen laba caruur ah iyo Hooyadood.
Dilka iyo dhaawaca loo geystay dadkaan isku qoyska ah ayaa waxaa geystay...


















