Friday, July 31, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ergeyga Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cismaan Baalle ayaa walaac xooggan ka muujiyay hubka sharci darada ah ee dhawaan laga keenay dalka Itoobiya. Arrintaan ayuu ku sheegay mid si gaar ah looga naxo iyadoo Itoobiya ay ka mid tahay dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya, kuwaasoo qeyb ka ah...
Dowladaha Soomaaliya iyo Masar ayaa maanta magaalada Qaahira ee Caasimadda dalkaas ku kala saxiixday heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Amniga, kadib shir muhiim ah oo dhexmaray labada madaxweyne iyo wasiiro ka kala socday labada dowladood. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhigiisa Masar Cabdifatax El- sisi ayaa si wadajir ah u...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in 26,570 barayaal ah ay tartan u galeen  boosas loogu talo galay in loo qaato 3,000 oo bare. Waa tiradii ugu badnayd ee halmar codsata shaqo lasoo dhajiyay, taasoo muujinaysa heerka shaqo la’aanta dalka ka jirta, inkastoo dowladda...
Iyadoo amniga magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan uu si weyn faraha uga baxay mudooyinkii dambe ayaa dadka ku nool qaar ka mid ah Xaafadaha magaaladaas waxay sameeystaan ciidamo madani ah oo Habeenkii ilaaliya amniga Xaafadahooda. Ciidamadaan Madaniga ayaa ka hortagaya Burcada dhaca ka geysan jirtay gudaha Magaalada Baledweyne oo...
Ilhan Cumar oo ah xildhibaanad laga soo doorto dalka Mareykanka oo ka tirsan xisbiga Dimuquraadiga, kana mid ah xubnaha aqalka sare ee loo yaqaan "Squad" ayaa ku guuleysatay tartankeedii koowaad ee gobolka Minnesota. Ilhan Cumar, oo 41 jir ah, ayaa si guul ah u difaacday kursigeeda degmada 5-aad ee Minneapolis,...
Waxaa burburay wada hadaladii dadbanaa ee ergooyinka Soomaaliya iyo Itoobiya uga socday magaalada Ankara ee Turkiga. Wadahadalada ayaa lagusoo waramayaa inay ku dhamaadeen iyadoo aan wax horumar ah laga gaarin natiijadooda. Wararku waxay sheegayaan in lagu ballamay kulan saddexaad in la isugu yimaado Ankara. Welise lama xaqiijin sababaha keenay in...
Iyadoo maanta banaanbax cabasho ah ka dhigeen gudaha magaalada Muqdisho qaar ka mid ah Wadayaasha Mooto Bajaajyada ka dhex shaqeysta Muqdisho ayaa arintaasi waxaa si adag uga hadlay maamulka gobolka Banaadir. Guddoomiye ku xigeenka amniga maamulka gobolka Banaadir Axmed Diiriye Yabooh ayaa ka digay in markale Muqdisho laga dhex sameeyo...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Kumaandooaka Danab oo garab ka helaya ciidanka Daraawiishta Jubbaland ayaa saakay howlgalo lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Fedaraalka ayaa lagu sheegay in ciidamada iskaashanaya ay howlgalada ku...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar aroornimadii hore ee saakay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ku qaadeen Saldhig ciidamada dowladda ku leeyihiin duuleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe. Weerarka oo ka dhacay Saldhig lagu magacaabo Ilbaq ayaa lasoo wariyay inuu ku bilawday qaraxyo, kadibna uu xigay dagaal toos...
Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa bogaadiyay dadaalka Turkiga ee soo afjarida wuxuu ugu yeeray gardarada Itoobiya ee ku wajahan midnimada dhuleed ee Soomaaliya. Raysal wasaare hore Cumar Cabdirashiid ayaa soo jeediyay in heshiis kasta oo lala galo Itoobiya uusan ku jirin ama soo jeedin in...