Friday, July 31, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday laba askari oo ka tirsanaa ciidanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya. Maxkamadda ayaa xukun dil toogasho ku riday Dable Nisa Mahad Cali Cabdi oo ah qisaasta Marxmuun Cabdiraxmaan Cismaan Muuse, halka Dable Bol Cadnaan Muuse Maxamed Maxkamaddu ku xukuntay...
Khasaare ba'an ayaa ka dhashay dab xalay qabsaday kaalin shidaal oo ku taalla magaalada Garowe, caasimadda maamulka Puntland. Muuqaallo maanta laga soo duubay goobta ayaa muujinaya gaadiid iyo dhismayaal badan oo ku basbeelay dabka. Dabka ayaa la sheegay inuu ka dhashay markii gaari ku jiray geerish ku yaalla meel u...
Masar ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis la gashay Shiinaha si ay u iibiso diyaaradaha dagaalka ee J-10C, iyadoo ujeedadu tahay inay baddasho diyaaradaheeda F-16 ee Fighting Falcons. Sida laga soo xigtay warbixino kala duwan, heshiiska Chengdu J-10C, ayaa la saxiixay bihsii Agoosto 19, 2024. Helitaankan ayaa Masar ka dhigi...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku gacan seyray inuu magaalada Beijing ee Shiinaha kula kulmo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay. Wararka aanu helnay waxay sheegayaan in hoggaamiyeyaal Afrikaan ah oo ay ku jiraan madaxweynaha Jabuuti, madaxweynaha Mauritania, iyo ergeyga gaarka...
Waxaa maanta fagaare ku yaala magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud xukun dil toogasho ah lagula fuliyay askari ka tirsana ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. newsinsdeAskarigaan xukunka dilka toogashada ah lagu fuliyay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Kaafi Cabdi, kaasoo maalmo kooban ka hor ka hor qirtay Maxkamadda gobolka Galgaduud inu si...
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhaleeceeysay madaxda dowladda Soomaaliya inay la shaqeeyaan waxay ugu yeertay cadowga Itoobiya, iyadoo sheegtay inay ka go’an tahay inay difaacdo madax-bannaanideeda. Taliyaha ciidammada qalabka sida ee dalka Itoobiya, Field Marshal Birhanu ayaa hadalkaan ka sheegay intii lagu guda jiray dabbaaldegga sannad-guurada 47-aad ee taliska bariga Itoobiya. Field...
Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo shirarka jaraa'id ee lagu qabto gudaha iyo banaanka xarunta Golaha Shacabka. Amarkaan kasoo baxay guddoonka Golaha Shacabka ayaa ahaa mid si toos ah loola wadaagay Warbaahinta iyo wariyaasha sida gaarka ah wararka uga soo tabiya fadhiyada Golaha Shacabka.Go’aankaan...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guuleystay xalinta kala aragti duwanaasho xoogan oo u dhaxeysay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo kala jeeda maamulada Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Banaadir. Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas iyo Senator Siciid Siyaad Shirwac oo...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in cadaadis kasta oo jira uu hirgalayo heshiiska Somaliland iyo Itoobiya. Madaxweynaha oo boqollaal qof kula hadlayay magaalada Tog-wajaale, ayaa sheegay in heshiisku uu hirgalayo inkasta oo ay jiraan cadaadisyo. "MoU-gu wuu hirgalayaa, waa hubaal, wixii xag xaganayaana ha xag xagtaan, qolada Xamar maanta...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada 26-aad ee Cali Ibnu Abii Daalib ayaa maalintii labaad howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka wada deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Goobaha ciidanka howlgalada ka wadaan ayaa waxaa ka mid Sabansableey, Ceel afwayne, iyo Ceel Cali goodle oo dhamaantood ah deegaano...