Shirweynaha 68-aad ee Hay’adda Atoomikada Adduunka ee IAEA oo lagu qabtay magaalada Vienna, ayay Soomaaliya si rasmi ah uga mid noqotay Xubinnimada Hay’addaan.
Hay’adda ayaa la ballaariyay liiska waddamada ku jira, iyadoo laga dhigay 178 dal oo xubno ka ah.
IAEA, ayaa loo aasaasay in ay dhiirigeliso isticmaalka nabdoon ee tamarta...
Waxaa Maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi sare oo ka socda Ururka goboleedka IGAD oo uu hoggaaminaayo Xoghayaha fulinta IGAD Dr. Workneh Gebeyeh.
Wafdigaan waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Fedaraalka.
Wafdi ayaa...
Puntland ayaa sheegtay in amniga garoonka diyaaradaha Boosaaso uu yahay mid sugan, iyadoo ay si toos ah uga soo dagayaan duulimaadyada gudaha iyo dibadda. Hadalkaan ayaa kusoo beegmay dhowr maalmood kaddib markii garoonka uu xirmay diginin ka timid ciidanka PSF.
Sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Duulista Puntland, shirkadaha...
Maamulka Somaliland ayaa sheegtay in dowlada Soomaaliya iyo Jabuuti oo kali ahi ay kasoo horjeedaan is-afgaradka ay la saxeexatay Itoobiya.
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Wasiirka Arrimaha Guddaha, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in dowladaha Urur Goboleedka IGAD anay kasoo horjeedsan heshiiska marka laga reebo Soomaaliya iyo Jabuuti.
"Heshiiska innaga iyo Itoobiya,...
Taliyaha guutada labaad ee ciidanka Daraawiishta maamulka Jubbaland Maxamuud Cabdi Fanax ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dagaal xoogan oo saakay ka dhacay deegaanka Janaay Cabdalla ee gobolka Jubbada Hoose.
Taliye Fanax ayaa sheegay in dagaalka saakay ka dhacay Janaay Cabdalla iney ku jabiyeen xubnahii Al-shabaab ee...
Ku-xigeenka Wakiilka Joogtada ah ee Itoobiya u fadhiya Midowga Afrika, Nebiyu Tedla, ayaa ka hadlay hadal dhawaan ka soo yeeray Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya, Axmed Macalin Fiqi, oo ku aaddanaa in Soomaaliya ay taageerayso Xooggaga Mucaaradka Itoobiya.
Qoraal uu soo dhigay bartiisa X, ayuu Nebiyu ku tilmaamay hadalka wasiir Fiqi...
Wajigii 3aad ee wadahadalada Ankara ee u dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya ee loo ballansanaa 17-ka Sebtembar, ayaa dib loo dhigay, lamana oga sababta.
Baaqashada shirkaan ayaa kusoo aadday iyadoo labada dal ay hawada isku marinayaan hadalo xanafleh oo saamayn ku yeelan kara sii socoshada wada xaajoodka Ankara.
Labada dal ayaa horey...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u sheegay in Soomaaliya ay taageeri doonto Maamul Goboleedyada gooni-goosadka Itoobiya, haddii Itoobiya aysan si degdeg ah uga laaban heshiiska ay la gashay Somaliland.
Wasiirka ayaa ku andacooday in haddii Itoobiya ay sii wado faragalinteeda iyo heshiisyada ay la gashay...
Afhayeenka ONLF Caddaani Hirmooge oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in hadal dhawaan ka soo yeedhay Taliyaha Ciidanka Itoobiya Birhanu Julla uu yahay mid daandaansi ah isla markaana aan la aqbali karin.
Afhayeenku waxa kale oo uu sheegay in Dowladda Itoobiya ay Ururka ONLF ku riixayso Dowladaha ay is hayaan,...
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta dowladda Soomaaliya Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in bisha Abril ee sannadka soo socda ay dowladda Turkiga si rasmi ah uga bilaabi karto Soomaaliya qodista shidaalka xeebaha Soomaaliya.
Wasiirka ayaa sheegay soo saarista shidaalka in ay tahay meesha ay Soomaaliya ay uga bixi karto faqriga...


















