Soomaaliya ayaa ku eedeysay Itoobiya in ay jabisay qodobbadii kasoo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, isla markaana ay ku gudubtay howlihii loo igmaday ee ahaa in ay xubin ka tahay ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS.
Axmed Macalin Fiqi Axmed, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa eedeymahaasi ka soo jeediyay shir...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sharaxaad ka bixiyay kulamo uu la qaatay Wasiiradda dhigiisa ee dalalka Masar iyo Eretariya.
Wasiir Fiqi ayaa sheegay in kulamadii uu la qaatay Wasiirada arrimaha Dibadda Masar iyo Eretariya iney uga wada hadleen xadgudubka dowladda Itoobiya kula kacday madax...
Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Jubbaland, Maxamed Xasan Xiis ayaa ku eedeeyay madaxtooyada Soomaaliya inay dhaqaale ku bixisay sidii dayaacad iyo cay saxaafadda loogu marin lahaa madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe.
Maxamed Xasan Xiis ayaa soo xigtay qoraal uu sheegay in uu saxaafadda u diray agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya, Cabdiqaadir Cali Dige, kaasoo...
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay, in dadka Soomaaliyeed oo tobanaan sano lala xiriirinayay colaado, xasillooni darro iyo gaajo, ay gali doonaan horumar dhaqaale, barwaaqo iyo nabad ka dib marka uu Turkigu ku guulaysto inuu shidaal kasoo saaro xeebaha Soomaaliya.
Madaxweyne Erdogan ayaa sheegay in markabka cilmi baarista...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan uu bilaaban doono howlgalka cusub ee badalaya ATMIS.
Wuxuu sheegay Wasiir Jaamac in howgalka cusub ee loogu magac daray AUSSOM aysan ka mid noqon doonin ciidamada Itoobiya, hadii ay Itoobiya ka noqon weyso heshiiskii ay...
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa 30-aad, waxaana shir guddoominayay kulanka guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur oo uu wehlinaayay guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow.
Kulanka oo ku furmay 151 mudane ayaa ugu horeyn waxaa Golaha Shacabka...
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, Wasiirka Batroolka Soomaaliya, Abdirizak Omar Mohamed, Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar, iyo Guddoomiyaha Hay'adda Batroolka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay xaflad sagootin ah oo loogu sameeyay markabka Oruç Reis, kaas oo u safray Soomaaliya.mm
Markabka sahminta (Seismic) ee Oruç Reis, oo...
Dowladaha Qatar, Turkiga, Imaaraadka Carabta, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Mareykanka, ayaa xaqiijiyay inay taageerayaan madaxbannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, madaxbannaanida dhuleed, iyo midnimada waxayna ku celiyeen baahida loo qabo in la yareeyo xiisadaha gobolka iyada oo loo marayo dadaallada dhexdhexaadinta ee uu Turkigu wado.
Wakiillo ka socday dowladahan oo ku...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay shirka golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ee looga hadlayay arrimaha Soomaaliya.
Wasiir Fiqi ayaa khudbadiisa si adag uga dhaliilay damaca guracan ee dowladda Itoobiya ku dooneyso qeyb ka mid ah biyaha iyo dhulka...
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxda golaha wadatashiga Qaranka ee ku shirsan maalintii sadaxaad magaalada Muqdisho iney isku khilaafsan yihiin hanaanka loo wajahayo geeddi socodka doorashooyinka mustaqbalka.
Madaxda ayaa lasoo warinaya iney isku mari la' yihiin arrimaha doorashooyinka, gaar ahaan qorshaha loo socdo ee ah in dalka laga hirgeliyo...


















