Maamulka Soomaaliland oo ugu Baaqey Xisbiyada iyo Dadweynaha in Doorashada Lagu Galo Turxaan La’aan.
Xukuumada Somaliland ayaa xisbiyada ugu baaqday in doorashada loo galo si bilaa cunfi ah, oo aan dhibaato ka tagin.
Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, oo waraysi gaar ah siiyay SKY Cable, ayaa mucaaradka usoo jeediyay in cunfiga laga fogaado.
"Saaxiibaday waxan leeyahay si turxaan li'i ah aynu u tartano...
Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa soo saaray amaro la xariira ilaalinta deegaanka iyo amniga oo ku socda dadka ku nool magaalada Muqdisho, waxaana amaradaasi la faray iney dhaqan galiyaan ciidanka amaanka.
Amarada kasoo baxay Booliiska Soomaaliya waxaa ka mid ah go'aankii dhawaan kasoo baxay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada, kaasoo...
Dowladda Soomaaliya ayaa hoos u dhigtay ahmiyadda uu leeyahay heshiiska cusub ee dhanka amniga ee ay la saxiixdeen Masar, iyadoo ku tilmaamtay mid la mid ah taageerada milateri ee saaxiibada caalamka kala duwan ay u fidiyaan Soomaaliya, sida Mareykanka, Turkiga, Midowga Yurub iyo dalalka Khaliijka.
La taliyaha amniga Qaranka ee...
Wasiirka Warfaafinta dowlad goboleedka Puntland, Eng. Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in madaxweyne Xasan Sheikh ay kasoo xirmeen gidaaradii uu ku doonayay muddo kororsi, kaddib markii uu fashilmay shirkii Golaha Wadatashiga.
Wasiirka Warfaafinta ayaa sheegay in dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyadu mar dambe isugu imaan doonin wax madal la dhaho,...
Dowladda Soomaaliya ayaa ugu dambayn bishaan October u qabatay Dowladda inay Itoobiya uga baxdo heshiiska muranka badan dhaliyay ee ay la gashay Somaliland.
La taliyaha amniga qaranka Soomaaliya, Xuseen Sheekh Cali ayaa u sheegay wargeyska The New Humanitarian in ciidamada Itoobiya sii joogaankooda Soomaaliya uu ku xiran tahay in ay...
Ugu yaraan 3.6 milyan oo qof oo Soomaaliya ku nool ayaa wajahaya gaajo daran, iyadoo la saadaalinayo in xaaladdu ay ka sii dari doonto bilaha soo socda, sida ay sheegtay hay’adda isku xirka gargaarka Qaramada Midoobay ee UNOCHA.
Hay’addu waxay warbixinteeda ku sheegtay, in inta u dhaxaysa Oktoobar iyo Disembar,...
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa ka qeyb galay munaasibad si weyn loo soo agaasimay oo lagu qabtay magaaladda Muqdisho, taasoo lagu lagu saxiixayay heshiiska dhismaha Dekadda Hobyo.
Waxaa sidoo kale munaasabadda ka qeyb galay Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale oo...
Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo warbaahinta la hadlay kadib markii todobaad kii hore xabsiga Madheera laga soo daayay, ayaa sheegay in xadhigiisa looga dan lahaa in qalalaase laga rido gobolka Awdal.
Waxa uu sheegay in aanu jirin danbi uu galay oo uu xadhig ku mutaysan karay, lakiin xadhigiisu uu ahaa...
Taye Atskeselasse oo hore u soo qabtay xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, ayaa maanta oo Isniin ah waxaa loo doortay inuu noqdo Madaxweynaha Itoobiya.
Taye ayaa xilkan loo magacaabay kaddib kulan ay isugu yimaadeen Golaha Shacabka iyo Golaha Federaalka ee Itoobiya, isagoo xilka kala wareegay Madaxweynihii hore ee dalka...
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa Saakay dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaddib markii lagu guuldareystay dadaaladii la doonayay in lagu qanciyo Axmed Madoobe si uu uga tanaasulo qodobadii uu hordhigay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka.
Sababaha madaxweyne Axmed Madoobe uu uga baxay Madasha...


















