Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cumar Cali Cabdi ayaa munaasabad kooban oo maanta ka dhacday xerada tababarada ciidanka ee Jenaraal Dhagabadan kula wareegay gaadiid iyo gab kale oo ciidamada loogu talo galay.
Munaasabada gaadiidka iyo agabka kale ee ciidan kula wareegtay dowladda Soomaaliya waxaa goobjoog ahaa ku xigeenka...
Wasaaradda amniga ee Dowladd Goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay awaamiir culus oo taabanaysa sugidda amniga Doorashada ka dhacaysa Jubbaland iyo midada degaanada Maamulkaasi.
Wasaaradda ayaa bayaanka ay soo saartay waxa ay ciidanka Daraawiishta iyo kuwa xogga Dalka ee fadhigoodu yahay gudaha deegaanada Jubbaland ku amartay in ay heegaan buuxa galaan...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya oo hadda ku dhex taal xarunta madaxtooyada loo rari doono meel kale.
Wasiirka arrimaha dibadda aaya sheegay in go’aankaan la gaaray ka dib markii walaac laga muujiyay safaaradda Itoobiya in ay ku dhextaalo madaxtooyada.
“Walaaca...
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarubta KMG Jubaland ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Madoobe uu ku qaabilay guriga martida ee Magaalada Kismaayo wafdi Kenyan ah oo doonaya inay xal u raadiyaan khilaafka Axmed Madoobe kala dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
War kooban oo laga soo...
Xildhibaanada xisbiyada mucaaradka ee Puntland ayaa qaadacay heshiis ay wada galeen xisbiga Kaah ee uu guddoomiyaha ka yahay madaxweynaha Puntland iyo madaxda xisbiyada Mideeye, Shaqaalaha iyo Runcad, kuwaas oo ku heshiiyay cidda noqonaysa guddoomiyayaasha Garowe, Dangorayo iyo Godobjiraan.
Dhammaan saddexda degmo guddoomiyayashooda waxaa wada qaatay xisbiga Kaah, waana guddoomiyayaashii horey...
Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan wadajir ah ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyay miisaaniyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay soo gudbisay wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya.
Kooramka fadhiga wadajirka ee labada aqal ee Baarlamanka ayaa saakay ku furmay 175 Mudane, 143 oo kamid ah Xildhibaanada...
Taliska ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa si kulul u cambaareeyay weerar madaafiicda ah oo shalay aroortii lagu weeraray xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.
War saxaafadeed kasoo baxay ATMIS ayaa lagu yiri, "Weerarkan waxashnimada ah kama celin doono annaga iyo ciidamada ammaanka Soomaaliya inaan raadino nabad iyo amni waarta oo...
Warqad kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed islaam Axmed Madoobe ayaa waxaa kulan wadatashi laiskugu yeeray Xildhibaanada Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doortay degaanada Jubaland.
Warqadda kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa u qorneeyd "Xildhibaanada sharafta leh ee labbada Aqal ku matala Dowladda...
Xildhibaan Axmed Cisman Ibrahim (Daqare) oo ahaa wasiir ku xigeenkii waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkiisii. Waa wasiirkii labaad oo kasoo jeeda Jubbaland oo iska casila xukuumadda Soomaaliya.
Qoraal uu soo saaray xildhibaanku ayuu ku yiri, “Waxaa muuqata in hoggaanka...
Dowladda Soomaaliya ayaa digniin deg deg ah u dirtay shacabka ku nool degaanda ay maamulaan Al-shabaab, iyadoo ugu baaqday inay isaga guuraan ka hor weerarrada ay ciidamadu qorsheynayaan.
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in ay sii adkaaneyso in la kala saaro dadka rayidka ah iyo Al-Shabaab, gaar...


















