Thursday, July 30, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacii ka badalay Wasaaraddii uu wasiirka ka ahaa Sheekh Mukhraat Roobow Cali Abuu Mansuur oo ahayd Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha DIinta oo in muddo ah ay wasaaradda magacaan ay xambaarsaneyd. Barta Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ee X ayaa lagu baahiyay warka ku...
In ka badan 30 xildhibaan oo ka socday labada aqal ee baarlamaanka ayaa tagay magaalada Kismaayo, iyagoo ajiibaya baaqii madaxweynaha Jubbaland ee ku aaddanaa inay kasoo qeyb galaan wadatashi ku saabsan xaaladaha siyaasadeed ee dalka. Kulanka wadatashiga oo maanta oo jimce ah lagu waday inuu dhaco ayaa dib u dhacay,...
Cabdi Macalin Nuur Qorane oo ah Aabbaha dhalay Deeqo Macalin Nuur Qorane oo lagu dilay magaalada Nairobi, ayaa sheegay tuhumanaha loo qabtay dilka gabadhiisa in ay aqoon ka dhaxaysay isaga iyo gabadhiisa. Aabbahan oo ku nool Wajeer ayaa wareysi uu siiyay BBC ku sheegay, in gabadhiisu ay ninkaan ugu tegi...
Taliyihii hore ee Nabad Sugida Soomaaliya Fahad Yaasiin ayaa ka hadlay Khilaafka siyaasadeed ee dhex taalla Jubaland iyo Dowlada Federaalka waxaana uu ku tilmaamay imtixaankii ugu halista badnaa ee taabanaya mustaqbalka Raysal Wasaaraha Soomaaliye Xamse Cabdi Bare oo degaan ahaan kasoo jeeda Jubaland. Fahad Yaasiin ayaa shaaca ka qaaday in...
Ganacsato Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho waxa ay ka hirgaliyeen sheybaarka Kalluunka kaa oo shaqadiisa ay noqon doonto hubinta tayada iyo caafimaadka Kalluunka ee gudaha dalka iyo kuwa dibadda loo dhoofiyo taas oo qeyb ka qaadaneysa horumarinta kalluumeysiga qaranka. Munaasabad kooban oo xarig jar loogu sameeyay Sheybaarkaan maanta laga hirgaliyay magaalada...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  lagu soo dhaweeyay magaalada Berlin. Casuumaad ka dib, waxa uu la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Jarmalka Olaf Scholz oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka, dib u soo nooleynta waxbarashada farsamada gacanta, sare u qaadida amniga, iyo ballaarinta iskaashiga labada dal. Wargeyska Bild ee ka...
Kooramka fadhiga Xildhibaanada ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ku furmay 141 Mudane kuwaasi oo xaadiray Golaha shacabka waxaana loo qeybiyay ajandaha fadhigii maanta oo ahaa akhrinta seddexaad ee hindise Sharciyeedka Tacliinta sare ee Qaranka iyo u codeeynta hindise sharciyeedkaasi. Fadhiga maanta waxaa shir Gudoominaysay Gudoomiye kuixgeenka 1aad ee Golaha shacabka...
Ciidamada Kenya ayaa weerar ku qaaday labo ka mid ah Xeryaha Cooshadaha ka sameysan ee Al-Shabaab ee kuyaalla xuduudka Kenya iyo Soomaaliya. Kenya ayaa sheegtay in xeryahan ay ahaayeen goobo la doonayay in lagu weeraro laguna carqaladeeyo isu socodka gaadiidka dadweynaha iyo kuwa ganacsiga ee ka socda waddooyinka waaweyn ee...
Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saadaam Maxamuud Cabdi ayaa xalay iska casilay xilka wasiirnimo, waxaana uu noqonayaa Wasiirkii sadexaad ee maalmo gudaheeda iska casila Xukuumadda Raysal Wasaare Xamse Cabdi Barre. Wasiir ku xigeenka shaqada ka tagay oo ah mudane katirsan Golaha Shacabka waxa...
Dadka degaanka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in diyaarad Turki ah oo nooca Drone ta ah ay ku dhacday tuulada Farsooleey halkaasi oo ay gacanta ku hayaan dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al shabaab. Illo wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in diyaaradda goobta ay ku dhacday durbaba ay gaareen dagaalyahano ka...