Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Puntland, Cabdi Siciid Juxa, ayaa shaaca ka qaaday in ku dhawaad 30,000 oo qaxooti Ethiopian ah ay muddo 10 bilood ah soo galeen deegaannada Puntland.
Wasiirka ayaa arrintan ka hor sheegay baarlamaanka Puntland, isagoo walaac xooggan ka muujiyay qulqulka dadka soo galootiga ah ee Itoobiyaanka ah.
Wasiir...
Guddiga Doorashooyinka Jubaland ayaa maanta kulan la yeeshay Odayaasha Dhaqanka beelaha Jubaland, kuwaas oo door ku leh soo xulista Xildhibaannada ku matali doona Baarlamaanka Dowladda goboleedka Jubaland.
Kulankaan ayaa ahaa mid ay dhinacyada kaga arinsanayeen arrimaha horutabinta u leh Doorashada Jubaland oo ay ugu horeeyso soo xulista Xildhibaanada.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka...
Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul uga hadlay siyaasadda xiligaan ay dhex muquuranayso Soomaaliya gaar ahaan arrimaha la xiriira Doorashooyinka, waxaana uu shaaca ka qaaday in Baarlamaanka ay si sharcidarro ah u meelmariyeen Xeerka Dhisidda Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka, isagoo Madaxweynaha Soomaaliya uu adeegsanayo...
Maamul goboleedka Jubbaland iyo Xildhibaanada labada gole ee Jubbaland ku matala Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa ka horyimid talaabadii Shalay ku ansixiyeen Mudanayaasha labada Aqal xeerka dhisidda guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka.
Warsaxafadeed kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay inuusan sharci aheyn ansixinta Xildhibaanada labada gole ee ku aadan...
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah mudanayaasha Golaha shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud uu qorsheenayo muddo kororsi 2sano, hadii ay sidaan wax kusii socdaana ay aadi doonaan Mirinaayo iyo Badbaado Qaran 2.
Jeesow oo wareysi siinayay Somali Cable Tv ayaa sheegay in bisha June 2025...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku tilmaamay Tallaabadii shalay ay xubnaha Baarlamaanka ku ansixiyeen xeerka Guddiga doorashooyinka Federaalka mid sharci dara ah waxana uu shaaca ka qaaday in ay sii fogaynayso xal u helidda tabashooyinka ay qabaan Dowlad-goboleedyada ka maqan Madasha Wadatashiga Qaranka, madaxdii hore iyo...
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta si wadajir ah Warbaahinta ugu qabtay shir jaraa'id ayaa si adag uga horyimid talaabadii maanta ay Xildhibaanada labada Aqal ku ansixiyeen xeerka dhismaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka dalka.
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed...
Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha kadib fadhi wadajir ah ay ku yeesheen aqalka Villa Hargeysa.
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Adan Maxamed Nuur Madoobe oo maanta shir gudoominayay fadhigii ay uwada dhamaayeen labada...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya ayaa billowday baaritaan ku aaddan in si lama filaan ah loo waayay akoonnada Facebook-ga ee ay leeyihiin shaqsiyaadka dhaliila dowladda. Dhacdadan ayaa dhalisay walaac ku saabsan ku lug lahaanshaha dowladda, inkastoo saraakiisha ay beeniyeen sheegashadaas.
Mustafe Sheekh, Agaasimaha Guud ee Hay’adda NCA, ayaa sheegay in dhibaatadu...
Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa la geeyay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kadib markii wada hadal dhex dhexaadin ah oo ay garwadeen ka tahay Kenya lagu xalin waayay xiisadaha siyaasadeed ee ka dhashay nidaamka Doorashada cusub ee hal qof iyo hal cod ee dalka...


















