Tuesday, July 28, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Xisbiga Himilo Qaran oo uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Sharif Sheekh Axmed ayaa hambalyo u diray Baarlamaanka 3aad ee Dowlad Goboleedka Jubaland oo ay xulashadiisu shalay soo gabagabeeyeen odayaasha dhaqanka Jubaland loona dhaariyay xilka lagu xildhibaanimo waxaana xisbiga uu bogaadinayay Guddiga Madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka...
Sir Gavin Williamson, xoghayihii hore ee difaaca ee Boqortooyada Midowday, ayaa sheegay in Donald Trump uu dhowaan wadahadalo la yeeshay kooxdiisa ku aaddan aqoonsiga Somaliland, taas oo noqon doonta tallaabo muhiim ah oo siyaasadeed, sida uu u sheegay wargeyska The Independent. Sir Gavin ayaa ku kalsoon in Trump uu arrintan...
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay Madaxweynaha la doortay ee Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo shacabka Somaliland kaddib doorashadii madaxtinimada ee halkaas ka dhacday 17-kii November. Qoraal lagu faafiyay barta X, ayay safaaraddu ku ammaantay hannaanka doorashada ee Somaliland oo ay ku tilmaantay mid Tusaale...
Guddiga Doorashooyinka Jubaland ayaa maanta si rasmi ah uga gudoomay odayaasha dhaqanka ee beelaha dega Jubaland feylasha liiska xubnaha cusub ee Golaha Wakiillada Saddexaad ee Jubaland. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Jubaland, Dr. Mursal Siyaad Maxamed, oo ay wehliyaan xubnaha guddiga doorashada, ayaa mid-mid u qaabilay odayaasha dhaqanka waxaana oday kasta uu...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro guusha uu kasoo hoyay doorashadii guud ee ka dhacday Somaliland, waxaana uu sheegay in looga baahan yahay Cirro inuu ka shaqeeyo arrimaha dib usoo nooleeynta wada hadaladii Soomaaliya iyo Somaliland. Xasan Sheekh ayaa sidoo kale...
Wasiirka Warfaafinta ee Jubaland, Cabdifitaax Maxamed Mukhtaar ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii uu shalay jeediyay Ra’iisul wasaraaha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre kaa oo uu kusheegay in Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe uusan sharciyad u haysanin inuu qabto doorasho. “Ra’iisulwasaaruhu waa in uu isagu dib iskugu noqdaa. Waxa aan xasuustaa xilli...
Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa ku dhawaaqay in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro loo doortay madaxweynaha 6aad ee Somaliland, sidookale, xisbiga Waddani, ururka Kaah iyo xisbiga Kulmiye ayaa xisbinimo ku guulaystay. Tirada guud ee codadka la dhiibtay doorashada madaxtooyada Somaliland waa 647,863, halka tirada guud ee codadka ansaxay lagu sheegay 638,126, sidookale...
Waxa magaalada Hargaysa ee caasimada Somaliland soo gaadhay wafti uu hoggaaminay Raysal Wasaare Ku Xigeenka Itoobiya Aadan Faarax, waxa kale oo waftiga ku wahelinaya Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar. Waftigan sare ee ka socda dowlada Itoobiya ayaa Somaliland u yimid ka qaybgalka aaska madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed...
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyay Shacabka iyo Maamulka Somaliland Doorashadii ka dhacday degaanada Somaliland 13kii Bishaan November taa oo ahayd mid Qof iyo Cod ah oo si xor ah uga dhacday degaanadaasi. "Waxaan hambalyeenayaa oo aan bogaadinayaa doorashada xorta ah ee ka dhacay Somaliland, shacabka Somaliland...
Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Jubaland (GMMJ) ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Jubaland. Magacaabidda guddigan ayaa yimid kadib markii Golaha mucaaradku ay ka horyimaadeen waxay ugu yeereen, Maroorsiga doorasho ee lagu eedeeyay madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe. Golaha Musharaxiinta Jubbaland ayaa sheegay in guddigan oo ka kooban 7...