Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya ayaa billowday baaritaan ku aaddan in si lama filaan ah loo waayay akoonnada Facebook-ga ee ay leeyihiin shaqsiyaadka dhaliila dowladda. Dhacdadan ayaa dhalisay walaac ku saabsan ku lug lahaanshaha dowladda, inkastoo saraakiisha ay beeniyeen sheegashadaas.
Mustafe Sheekh, Agaasimaha Guud ee Hay’adda NCA, ayaa sheegay in dhibaatadu...
Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa la geeyay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kadib markii wada hadal dhex dhexaadin ah oo ay garwadeen ka tahay Kenya lagu xalin waayay xiisadaha siyaasadeed ee ka dhashay nidaamka Doorashada cusub ee hal qof iyo hal cod ee dalka...
Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay sii wadi doonto dadaalkeeda lagu wiiqayo Al-Shabaab.
Ambassador Nebiat Getachew, afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, ayaa hoosta ka xariiqay doorka muhiimka ah ee Itoobiya ee dhimista khatarta al-Shabaab ee gobolka.
"Al-Shabaab waxay weli walaac ku yihiin amniga qarankayaga, dadaallada looga hortagayona waa ay sii...
Nabadda Doorashada Somaliland oo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dawladda Federalka Soomaaliya Bogaadisay
Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu bogaadiyay hanaanka dimuquraadiga ah iyo jawiga nabdoon ee kusoo gabagaboowday doorashada ka dhcday deegaanada Somaliland.
Bayaanka kasoo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa sidoo kale lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go'an tahay awood siinta shacabka Soomaaliyeed iyo...
Wasiirka kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Sheikh Yuusuf Al Cadaala ayaa ka jawaabay eedeyn Dowladda Federaalka uga timid Maamulka Puntland taa oo ahayd inay xirtay Page kii Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni.
Wasiir Al Cadaala ayaa ku tilmaamay eedeyntaasi mid aan raad lahayn, waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay...
Wararka ka imaanaya Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ethiopian kii kusoo qaxay Magaaladaasi ay bilaabeen xaalufinta birihii magaaladaasi yaalay, waxaana ay shacabka shaaca ka qaadeen in labada qoomiyadood ee Amxaarada iyo Oromada ay birihii dhan ay u daabuulaan warshadahaha biraha ka shaqeeya ee Ethiopia.
Bile oo kamid...
Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Saldhigga Buurgaabo ee gobolka Jubbada Hoose ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed (SNA) iyo kuwa Jubbaland.
Wareejintan ayaa qeyb ka ahayd istiraatijiyad loogu talagalay in si tartiib tartiib ah loo dhimo joogitaanka ciidamada Midowga...
Qaramada Midoobay ayaa lacag dhan 5 milyan oo dollar ka qoondaysay sanduuqa wax ka qabashada xaaladaha degdega ah si ay u taageerto ka hortagga abaaraha ka jira Soomaaliya, sida ay ku dhawaaqday Ku-simaha Isuduwaha Gargaarka Degdegga ah Joyce Msuya.
Soomaaliya ayaa wajaheysa halis ku saabsan abaarta ay sababtay El Niña,...
Hay'ad xuquuqul insaanka ee Human Rights Watch, ayaa warbixin ay soo saartay Khamiistaan ku xaqiijisay in amarrada daad-gureynta Israa'iil ee Marinka Gaza ay ka dhigan tahay "dambi dagaal" oo ay u taagan tahay "barakac xoog ah" oo la micno ah isir sifeeyn qowmiyadeed."
Warbixinta oo ka kooban 154 bog, ciwaan...
Doorashooyinkii Isasaarka ahaa ee madaxtooyada iyo axsaabta Somaliland ayaa xalay fiidkii kusoo dhamaaday jawi dagan, waxaana la sugaya natiijada rasmiga ah.
Codaynta doorashada oo si rasmi ah u balaabantahay 7:00 subaxnimo ee Arbacadii 13 November, ayaa xalay 6:00 fiidnimo soo xidhantahay, iyada oo tirinta codadkana la bilaabay 7:00 fiidnimo.
Hadaba, tirinta...


















