Odoyaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa warqad furan u diray Rt Hon David Lammy oo ah Xoghayaha Arrimaha Dibadda, ee UK, waxayna uga hadleen walaaca ay ka qabaan waxay ugu yeereen eexda dowladda Ingiriiska ee arrimaha siyaasadda Soomaaliya.
Warqadan ayaa lagu dhaleeceeyay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Mr Michael Nithavrianakis, inuu...
Wax soo saarka Saliida ceyriinka Turkiga ayaa gaartay heerkii ugu sareeyay abid taas oo ah 3.3 million oo fuusto ah halka wax soosaarka gaaska dabiiciga ee dalkaas gaaray 234.4 million kiyuubik mitir sida ay wasaarada Tamarta dalka Turkiga ay ku sheegtay war qoraal ah ay soo saartay.
Bishii October waxay...
Maamulka SSC Khaatumo ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland inuu faragelin ku hayo madax-bannaanida deegaannadooda, taasoo ay sheegeen inay wiiqayso xiriirka labada dhinac.
Wasiirka Qorsheynta SSC-Khaatumo, Axmed Diiriye, ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay ku sheegay in Wasiirka Qorsheynta Puntland, Daa’uud Bisinle, uu ka shaqeynayo iska hor imaad u dhexeeya labada...
Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliya Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa dowladda Japan kala wareegay qalab casri ah oo loogu tala galay ciidanka Booliska, gaar ahaan qeybta miino baarista.
Qalabkaan ayaa la sheegay inuu qeyb ka yahay qorshaha horumarinta iyo sare u qaadista ka hortagga walxaha qarxa, waxaana madasha qalabkaan lagu...
Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye Yabooh ayaa sheegay in 20ka degmo ee Gobolka Banaadir ay u diyaarsan yihiin in lagu qabto Doorasho Qof iyo Cod ah ayna horey usoo wadeen qorshaha nidaamka doorashadaan.
Yabooh ayaa shaaca ka qaaday in Maamulka Gobolka Banaadir mar waliba ay...
Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa amar qabasho u jartay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, Wasiirkii hore ee Difaaca Yoav Gallant, iyo hoggaamiyaha milatariga Xamaas, Maxamed Deif, iyagoo lagu eedeynayo dambiyo dagaal oo ka dhacay dagaalkii Qaza.
ICC waxay ku eedeysay Netanyahu iyo Gallant inay si ula kac ah...
Waxaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ka qabsoonto doorashada guddoonka cusub ee golaha Wakiiladda Baarlamaanka Jubbaland.
Qaban qaabadii ugu dambeysay ee doorashada guddoonka cusub ee golaha Wakiilada Jubbaland ayaa si weyn looga dhex dareemaya gudaha magaaladaas oo maanta amaankeeda si aad...
Dowladda Finland ayaa ku dhawaaqday inay joojisay taageeradii iyo iskaashigii laba geesoodka ahaa ee ay la lahayd Soomaaliya, iyadoo sabab uga dhigtay kaddib markii Soomaaliya ay diidday in muwaadiniinteeda lagasoo tarxiilo Finland.
Go’aankaan ayaa waxaa ku dhawaaqay wasiirka ganacsiga iyo horumarinta ee Ville Tavio (Xisbiga Finland) mar uu shir jaraa’id...
Xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa kulan wadajir ah oo ay maanta ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ku ansixiyay xeerka dhismaha Ururada iyo Xisbiyada Siyaasadda ee ka qeyb galaya doorashooyinka dalka.
Meel marinta xeerkaan ayaa waxaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay 177 Xidhibaan, waxaana ka...
Madaxweynaha xilka ka sii dagaya ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee la doortay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro.
Madaxweyne Biixi waxa uu sheegay in doorashada loo galay sidii bulshadu ay u dooran lahayd qofka ay rabaan, waxa uu hoosta ka xariiqay in doorashada Madaxweyne Cirro ay...


















