Wafdi ka kala socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa maanta waxa siyaabo kala duwan loogu soo dhoweeyay deegaanada Dowlad Degaanka Soomaalida waxaana ay ka qeyb galayaan xuska waqtigii la aas aasay.
Mas'uuliyiin ka tirsan Dowlad Degaanka Soomaaliya ayaa Garoonka Garaad wiil-waal ee magaalada Jigjiga kusoo dhoweeyey masuuliyiin ka socotay...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa magacaabay "Guddida Nabadda Somaliland," oo noqon doonta guddi ka shaqayn doonta xoojinta, ilaalinta, iyo abuurista nabadda.
Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada ayaa lagu yidhi, "Guddida Nabadda Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay yeelanaysaa jiritaan qaanuuni ah iyo shaambad u gaar ah. Guddida Nabadda waxa ay...
Marka Laga Reebo Dalalka Soomaaliya iyo Liibiya oo Dawladda Kenya Vizaha ka Dhaaftay Dalalka Africa.
Dowladda Kenya ayaa markii ugu horraysay ogolaatay in dhammaan shacabka ka soo jeeda waddamada qaaradda Afrika ay dalkeeda fiisa la’aan ku galaan, marka laga reebo waddamada Soomaaliya iyo Libiya.
Go’aankan oo Talaadadii ka soo baxay Golaha Wasiirada ee Kenya oo uu shir guddoominayay Madaxweyne William Ruto, ayaa lagu sheegay in...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Davos ee dalka Switzerland uga qeyb galaya Shirweynaha Dhaqaalaha Adduunka.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shirkaan ka jeedin doona khudbad muhiim ah oo uu kaga hadlayo horumarka Soomaaliya ee kobaca dhaqaalaha iyo qorsheyaasha dowladda ee ku aaddan horumarka waara, iyada oo sare loo...
Caqabad Hor taagan in La Qabto Doorasho Qof iyo Cod oo Xukuumadda Federalku Sheegtay in aysan jirin.
Raysal wasaare ku xigeenka koowaad ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa markale si adag u sheegay in dalka ay ka dhici karto doorasho qof iyo cod ah.
Saalax Axmed Jaamac ayaa xusay ineysan jirin wax caqabad ah oo keeni kara in laga baaqsado doorasho qof iyo cod ah...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si qoto dheer uga walaacsan xaaladda sii xumaaneysa ee bini’aadantinimo ee ka taagan Qaza, iyadoo ku boorrisay beesha caalamka inay qaadaan tallaabo degdeg ah oo wax ku ool ah oo lagu dhimayo dhibaatada dadka reer Falastiin.
Qoraal rasmi ah oo uu soo saaray Wasiirka Arrimaha Dibadda,...
Khasaaraha ka dhashay qaraxa miino oo ciidamada Puntland lagula eegtay deegaanka Xableey ee gobolka Bari ayaa sii kordhaya, iyadoo haatan tirada dhimashada ay gaareyso 13 askari.
Qaraxa ayaa lala eegtay gaari nooca Cabdi Bilaha ah oo ay la socdeen askar ka tirsan ciidanka Puntland, kuwaas oo qeyb ka ahaa gulufka...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in xukuumadiisu ay horumarin doonto xidhiidhka ay la leedahay dowladaha Itoobiya iyo Jabuuti.
Madaxweyne Cirro ayaa sheegay in Itoobiya ay tahay saaxiib soo jireen ah oo aan looga maarmayn iskaashiga dhaqaalaha, amniga iyo xidhiidhka Somaliland iyo waddamada Afrika.
"Waxa aan xusayaa Itoobiya oo...
Ilaa 90 ruux oo Falastiiniyiin ah oo laga sii daayay Xabsiyada Israa'iil ayaa dib ula midoobay qoysaskooda, kadib markuu si rasmi ah u dhaqan galay heshiiskii xabad joojinta Gaza.
90-ka qof ee Falastiiniyiinta ah ee laga sii daayay xabsiyada ayay Israa’iil ku badelatay 3 qof oo ka mid ah dadkii...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Soomaaliya Cismaan Daallo oo la hadlay Tvga Qaranka ayaa sheegay in Wasaaraddu ay ku howlan tahay sidii Warshadihii Dalka uu lahaa dib loogu howlgelin lahaa.
Wasiirka ayaa tilmaamay in mashariicda ay Dowladda fulineyso ay qeyb ka yihiin Soocelinta xarumihii warshadaha dalka, iyagoo loo...

















