Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo duhurnimadii maanta ka dhacay deegaano hoostaga degmooyinka Buula Burte iyo Halgan ee gobolka Hiiraan.
Dagaalka oo ahaa mid u dhaxeeyay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo iskaashanaya iyo kooxda Al-shabaab ayaa xoogiisa ka dhacay deegaanka Beera yabaal oo hoostaga degmada...
Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa magaalada Garowe ka sameeyay howlgallo ballaaran oo lagu beegsanayo muhaajiriinta sharci darrada ah, gaar ahaan dadka u badan qowmiyadda Itoobiyaanka, kadib markii maamulka Puntland uu soo saaray amar mamnuucaya dadka aan sharciyeysneyn inay joogaan Puntland.
Howlgallada hadda socda ayaa keenay in boqolaal muhaajiriin ah oo...
Hay'adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Qaran ee Soomaaliya (NIRA) oo dhowaan daah-furtay daabacaadda Kaarka Aqoonsiga Soomaaliya, ayaa ka hadashay hadal hayn badan oo Bulshada dhexdeedi dood ka dhex dhalisay kaa oo ku saabsan in Kaarkaan uu noqon doono Mid ay Dowladda Soomaaliya u adeegsan doonto doorashada Qof iyo Codka ah.
Maareeyaha...
Wararka ka imaanaya deegaano hoostaga Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaaan in ciidamada NISA ee qeybta Galmudug in ay xalay gacanta ku dhigeen laba gaari oo siday Shidaal iyo agab kale oo lagu tuhmay in loo waday kooxda Al-shabaab.
Illa wareedyo ayaa sheegaya in Labadaan gaari iyo...
Taliyaha ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe, Taliyaha ciidanka Dhulka Sahal Cabdullaahi Cumar iyo Ergeyga madaxweynaha u qaabilsan ciidanka Macawisleyda Cali Jeyte Cismaan ayaa abaabulkii ugu dambeeyay ee howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ka wada gobolka Hiiraan.
Masuuliyiintaan oo maalmahii lasoo dhaafay ku sugnaa furimaha hore ee...
Maamulka Puntland ayaa qaaday tallaabooyin adag oo lagu xakameynayo khatarta ay ajaanibta sharci-darrada ahi ku hayaan amniga Puntland, kaddib markii la ogaaday in ajaanib badan ku biireen kooxda Daacish.
Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland oo amarkan soo saartay, ayaa mamnuucday in dadka sharci la'aanta ah ay sii joogaan Puntland, kuwa imaanayana...
Mukhtaar Maxamed Shariif, 34 jir, reer Minnesota ah ayaa lagu xukumay 17 sano iyo 6 bilood oo xabsi ah, ka dib markii uu lunsaday 47 million oo dollars, lacagtaasoo loogu tala galay in lagu quudiyo carruurta Soomaaliyeed.
Sida uu ku dhawaaqay ku-simaha Xeer-ilaaliyaha Guud ee Mareykanka, Lisa D. Kirkpatrick, ninkaan...
Mas'uuliyiinta maamulka Jubaland ayaa xaqiijiyay Geerida Gudoomiye ku xigeenkii amniga iyo siyaasadda ee degmada Baled-xaawo Cabdifataax Nuur Mataan oo qarax miino oo lagula eegtay gudaha degmadaasi.
Wararka ayaa sheegaya in shalay miino nooca dhulka lagu aaso ah ay la kacday isaga, Askar iyo masuuliyiin kale oo la socday xilli ay...
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Macalin Maxamuud ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay weerarkii saakay ka dhacay Masagawaa iyo howlgalo kale oo ka dhacay meelo ka mid ah gobolada dalka.
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa ugu horeyn faahfaahin ka bixiyay weerar aroornimadii hore ee saakay kooxda Al-shabaab ku...
Ciidamada amniga ee Maamulka Puntland ayaa saakay ku toogtay magaalada Boosaaso nin ajnabi ah oo katirsan Daacish, kaas oo lagu helay isagoo miino aasayay.
Falkan ayaa yimid kaddib markii shacabka ku sugnaa aaggaasi ay ka shakiyeen ninka, una gudbiyeen xogtiisa ciidamada amniga, kuwas oo si degdeg ah goobta u soo...


















