Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada deegaanka ayaa gabal dhacii maanta si rasmi ah ula wareegay deegaanka Jiciboow ee gobolka Hiiraan, kadib dagaal qaraar oo halkaasi ay kula galeen kooxda Al-shabaab.
Dagaalo saacado badan qaatay ayaa maanta ka dhacay deegaanka Jiciboow oo kooxda Al-shabaab maalmahii lasoo dhaafay u aheyd fariisin...
Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah u beeniyay wararka sheegaya in muwaadiniin Itoobiyaan ah lagu dilay magaalooyinka Boosaaso iyo Garowe.
War saxaafadeed kasoo baxay ciidanka Booliiska Puntland ayaa lagu sheegay in wararka lagu qoray warbaahinta ay yihiin kuwa aan sal iyo raad lahayn oo marin habaabin ah.
Booliiska waxay xaqiijiyeen jiritaanka...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa ka hadashay ilaalinta xuquuqda aadanaha ee dadka ajaanibta ah, kaddib markii dadweyne caraysan ay magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe ku beegsadeen dadka Itoobiyaanka ah ee sida sharci-darrada ah ku jooga Puntland.
War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ayaa lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay in shacabka Puntland...
Dowladda Soomaaliya oo maanka ku haysa in mar kale suurtagal ay noqon karto in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ciidamadiisa kala bixi karo Soomaaliya ayaa kireysatay shirkad fadhigeedu yahay Washington DC oo xiriir la leh madaxweyneTrump si looga hortago in Trump uu mar kale ciidamada Maraykanka ka soo saaro...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiqafaar Cilmi Xaange ayaa faahfaahin ka bixiyay kulamadii ay la yeesheen dhaqaatiirta iyo ururada Caafimaadka dalka, waxa uuna tilmaamay in is-afgarad buuxa ay ka gaareen hannaanka Cashuuraha iyo habraaca looga baahan yahay Cusbitaalada.
Tallaabadaan waxa ay timid kadib Shirar heerar kala duwan soo maray,...
Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay iska hor imaad barqanimadii maanta ka dhacay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, kaasoo lagu dilay laba nin oo hubeysnaa.
Booliiska Soomaaliya ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray ku sheegay in labada nin ay ka tirsanayeen kooxda Al-shabaab, islamarkaana...
Dowlada Ingiriiska ayaa ku baaqday in laga shaqeeyo sidii nabad waarta ay uga dhex dhalan lahayd Somaliland iyo SSC Khaatumo.
Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya, Mike Nithavrianakis, oo la kulmay guddida nabada ee uu dhawaan magacaabay Madaxweyne Cirro, ayaa soo jeediyay talooyin lagu heli karo nabad waarta.
"Waxan la kulmay guddida nabada...
Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo wareysi siinayay Tv ga Qaranka Soomaaliya ayaa ka dhawaajiyay inay asteeyeen ilaa 800 oo goobood ay doonayaan inay ka qabtaan Bisha June ee soo socota Doorashooyinka Golaha Degaanka, waxaana carabka uu ku dhuftay inta ugu badan Madaxda Dowlad...
Puntland ayaa shacabka degaannadeeda ka mamnuucday inay dhibaato u geystaan dadka ajaanibta ah ee ku sugan Puntland.
Wasiirka Warfaafinta, Maxamuud Caydiid Dirir, oo la hadlayay weriyayaasha, ayaa sheegay in shacabka looga baahan yahay inay maamulka iyo ciidamada amniga uga dambeeyaan howlgallada ka dhan ka ah ajaanibta si sharci darrada ah...
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa kusoo waramaya in Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo dambiyada Culus ee Jubbaland u fariisatay dhageysiga kiis uu eedeysane ka yahay Mukhtaar Cabdi Aadan ( Hoobiye ) oo ahaa sargaal ka tirsan Ciidamada Jubbaland isla markaana loo heysta la shaqeynta Kooxda Al-Shabaab.
Gudoomiyaha Maxkamadda Gaashaanle...

















