Degmada Xuddun oo degmada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Waqooyiga kaga beegan 83-KM, ayaa waxaa Qalab kala duwan Gadhsiisay Sucaad C/llaahi Galow oo ka mid ah Qurbo-joogta kasoo jeeda Degmadaas.
Sucaad, ayaa agab Isborti ku wareejisay kooxaha ka jira degmada Xuddun, kuwaasoo isugu jiray Dharka cayaartoydu xirtaan, kubbado iyo agab...
Ergeyga Midowga Afrika ee Somalia Francisco Madeira ayaa Cambeereeyay Weerarkii lagu qaaday Hoteelka Ambassador kaasoo ay ku dhinteen in ka badan 15-qof oo ay ku jireen xildhibaano ka tirsan Baarlmaaanka Federaalka Somalia.
Danjiraha, ayaa xusay in weerarada lala beegsanayo xarumaha dowladda, Siyaasiyiinta iyo Dadka Rayidka ah inay muujinayaan sida Al-shabaab aan...
Guddoomiye ku-xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasada maamulka gobolka Hiiraan Max'ed Ibraahim oo la hadlay Idaacada Goobjoog FM, ayaa qiray in dad shacab ah boobeen sidda uu hadalka u dhigay raashin loogu tala-galay in loo qeybiyo qoysaska ku barakacay fatahaadii Beledweyne.
Waxaa uu sheegay in kumanaan ruux oo ka tiro badan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, C/salaan Hadliye Cumar ayaa wax kama-jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in heshiis lagu celinayo qaxooti Soomaaliyeed uu kula saxiixday magaalada Oslo ee dalka Norway oo dhawaan uu shir uga qayb-galay.
C/salaam Hadliye Cumar, ayaa sheegay in socdaaliisa Norway uu ku saabsanaa oo kaliya ka qeybgalka shir...
Ciidamada dowladda Somalia ayaa sheegay inay soo af-jareen weerarkii Hotel Ambassador oo ay shalay weerareen xoogag ka tirsan Al-shabaab, waxaana weerarkaa ku dhintay 15-qof oo ay ku jiraan xildhibaan oo baarlamanka Somalia, iyadoo ay ku dhaawacmeen in ka badan 50-qof oo kale.
Tan iyo xalay waxaa hoteelkaas ka dhacayay rasaas...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka XF Soomaaliya, C/raxmaan Maxamed Xuseen iyo Wasiirka Amniga C/risaaq Cumar Maxamed iyo Xubno ka Tirsan Dowladda Soomaaliyaayaa maanta gaaray magaalada Beleweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Xubnaha wafdiga ka socday xukuumada ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ku soo dhaweeyay mas'uuliyiinta maamulka heer gobol &...
Ugu yaraan 10-ruux, ayaa ku Geeriyooday Weeraro isugu jiray Ismiidaamin iyo mid toos ahaa oo lala beegsaday gellinkii dambe lala beegsaday Hotel Ambassador ee Muqdisho, iyadoo Mas’uuliyada Weerarradan ay sheegatay Al-shabaab.
Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa la sheegayaa inay weli gudaha ugu jiraan qaybo ka tirsan Hoteelka, iyadoo sidoo kalena...
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain, Philip Hammond ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah uu booqasho maalin ah ku yimaado xarunta Somalia ee Muqdisho.
Philip Hammond, ayaa la kulmi doona Madaxda Dowladda Soomaaliya, isagoo kala hadli doona Waqtiga kala guurka Doorashooyinka la filayo inay bisha Ogoosto ee sannadkan ka dhacaan Dalka.
Sidoo...
Shirkan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda beeraha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Baydhabo, waxaana diirada lagu saarayaa sidii looga faa’iideysan lahaa kheyradka uu eebbe ku maneystay dalkeenna.
Shirka oo ka furmay xarunta madaxtooyada maamulka Koonfur galbeed ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa kasoo qeybgalay wasiirada beeraha dowlad goboleedyada dalka,...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay aaminsan tahay in kooxda ISIS ee ku sugan Magaalada Faluuja ee Waddanka Ciraaq ay dadka rayidka ah ka dhiganayaan gabaad. Ciidamada dawladda Ciraaq ayaa isku dayaya in ay magaaladaasi dib uga qabsadaan kooxdaasi.
Mas'uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in ay hayaan Warar sheegaya...


















