Sunday, November 15, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recap Tayyip Erdogan oo uu wehliyo Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray maanta dhismaha Safaaradda Turkiga ee Somalia, taasoo ah safaarada ugu weyn ee uu Turkigu ku leeyahay Calaamka oo dhan. Xasan Sheekh iyo Recap Erdogan ayaa marka ay xarigga ka...
Naadiyada ka dhissan Magaalada London ee lagu tababaro caruurta ka yar 14ka sano ayaad moodda inay ku soo badanayaan Xaafadaha kala duwan oo ay ka kooban tahay London. Axadii lasoo dhaafay 29/05/2016 ayaa loo dhigay koob oo ay ku tartameen kooxo gaarayo 6 oo ka kala yimid daafaha magaalada, kuwaas...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Turkiga, Recap Tayyip Erdogan ayaa goor-dhaw soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo amniga guud ee Waddooyinka gala Garoonka Diyaaradaha Muqdisho aad loo adkeeyay. Haween ku labisan Calanka Somalia ayaa ku sugnaa Waddada Garoonka iyo Midda Aadda Madaxtooyada Somalia, kuwaasoo watay caleemo-qoyan si ay wafdiga u soo dhaweeyaan. Madaxweynaha...
Wasaaradda arrimaha dibadda Wadanka Maraykanka ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in cabsidii dhinaca argagixisada ahayd ay hadda baah-day oo aanay jirin hal meel oo loogu hagaagayo Argagaxisada. Warbixinta Sanadle, ayaa lagu sheegay in Ururrada ay Awoodoodii Gaarsiiyeen Gobollo dhawr oo ah oo Caalamka ku yaalla, sida Koonfur-bari Aasiya,...
Maydadka tahriibayaal tiro badan ayaa laga helay xeebta dalka Liibiya, kuwaasoo la sheegay inay ka mid ahaayeen tahriibayaal ay la dageen doomo ay ku safrayeen toddobaadkii hore. Wararka ayaa intaas ku daray in maydadkan ay ku soo caariyeen xeebaha deegaan ku dhaw magaalada Zuwara oo ku taalla galbeedka dalka Liibiya. Sidoo...
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, C/risaaq Cumar Maxamed ayaa xaqiijiyay inuu Madaxweynaha Turkiga Maalinta Berri ah uu Muqdisho ku imaan doono booqasho rasmi ah, isagoo xusay inay u diyaar-garoobeen soo dhaweyntiisa. C/risaaq Cumar oo la hadlayay VOA-da ayaa sheegay in Dowladda Somalia - ay si aad ugu diyaar-garowday imaashaha Madaxweynaha Turkiga,...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay Muqdisho Xoghayaha Arrimaha Dibadda dalka Britain, Philip Hammond oo maanta booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh ayaa Wafdiga Britain uga warramay xaaladda Dalka, gaar ahaan dhinacyada Siyaasadda, Amniga, Dib-u-dhiska Ciidanka iyo Taageerada Dowladda Britain ee Somalia. Sidoo kale,...
Dabcan ma ahan Wax ku Cusub Shacabka Muqdisho ku nool Weerarrada noocaan oo kale ah oo inta badan Al-shabaab ay la beegsadaan Xarumaha ama goobaha shacabka ee ka dadban maamulka Dowladda Somalia, Balse Weerarkii Hotel Ambassador, waxaa lagu tilmaami karaa inuu ahaa cashar kale oo laamaha amniga muhiim tahay...
Iyadoo Weerarkii lagu Qaaday Hoteelka Ambassador ee Muqdisho uu qaatay waqti badan, khasaare badana uu geystay ayaa waxaa maanta booqday Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somalia oo ay ka mid ahaayeen; wasiirada amniga iyo Warfaafinta, Taliyaha Hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka iyo Saraakiil kale. Taliyaha Hay’ada Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Jen....
Maanta Waxaa AAS Qaran loogu Sameeyay Muqdisho, Laba Xildhibaan oo ka mid ahaa dadkii ku dhintay Weerarkii Hoteelka Ambassador ay ku qaadday Al-shabaab, Waxaana Salaaddii Janaasada uu ka qayb-galay Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud. Xildhibaannada Aaska loo sameeyay maanta ayaa waxay kala ahaayeen; Marxuum C/llaahi Jaamac Xuseen iyo Xildhibaan Maxamed...