Madaxweynaha Somaliland, Axmed Max'ed Siilaanyo, ayaa ka hadlay dadkii shacabka ahaa ee lagu laayey tuuladda Jaamac Dubad ee Hoos-taga Degmada Gaashaamo ee Bariga Dalka Itoobiya.
Madaxweyne Siilaanyo - ayaa Sheegay in uu aad uga Damqaddy Dhibaatada soo Gaadhay Dadkaas Shacabka ahaa ee isugu jiray Ragga, Dumarka iyo Carruurta lagu laayey...
Muqdisho, ayaa waxaa Maanta looga Dhawaaqay Xisbi Siyaasadeed loogu magac-daray WADAJIR oo Hal-ku-dhiggiisu yahay ASAL iyo IFTIIN, Waxaana xafladda furitaanka kasoo Qayb-galay Xildhibaano, Wasiiro, Madaxda xisbiyada siyaasada dalka, odoyaasha dhaqanka, culumaa’uddiin, ganacsato, Haween, dhallinyaro iyo Marti-sharaf kale.
“Mabaa’diida Xisbiga ayaa Waxaa ka mid ah; dhawrista madax-banaanida si loo soo celiyo...
Dhaawaca 18 ruux oo rayid ah oo ka mid ahaa dadkii ay waxyeelada kasoo gaartay dagaal culus oo aroornimadii Saakay ka dhacay Tuulada Halgan ayaa la gaarsiiyay isbitaalka guud ee magaalada Beledweyne.
Dadkan oo u badan Haween iyo Carruur ah ayaa qaarkood qaba dhaawacyo culus, waxaana jirkooda ka muuqanaya firirka...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal ba'an uu halkaa ka dhacey iyadoo la sheegayo in ay ku dagaalameen ciidamada dalka itobiya kuwa dagaalyahanada Al-shabaab.
Dagaalka ayaa waxaa guulo ka wada sheegtey labada dhinac ee ku dagaalamey iyadoo Xarakada Al-shabaab ay soo...
War-murtiyeed, ayaa laga soo saaray maanta kulan ay ku lahaayeen Maalmahan Magaalada Nairobi ee Xarunta Kenya Madaxda Somalia iyo Kenya, oo ay kala Hoggaaminayeen Madaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud iyo Dhiggiisa dalka Kenya, Uhuru Kenyatta.
Bayaankan oo ka koobnaa 12 qodob ayaa waxaa Qodobbada sida gaarka ah Diiradda loogu saaray...
Ciidamada Booliska iyo ciidamo kale oo si gaar ah u tababaran ayaa habeenadan waxey hawl galo amniga lagu xoojinayo waxey ka hayaan isgoysyada iyo jidadka magaalada Muqdisho.
Sanad kasta marka lagaaro bisha barakeysan ee ramadaan ayaa waxaa xoogeysta weerarada ay al-shabaab ka geystaan gudaha Soomaaliya waxaana iyadoo laga gaashaamanayo uu...
Màdàxweynaha Soomàaliya Xasan SHeekh Maxamuud ayaa sheegey in Soomaaliya ay diyaar u tahey in ay la noqoto Qaxootiga ku jira xeryaha ku yaal gudaha dalka kenya.
Beryahan ayaa waxaa muran ka taagnaa celinta qaxootiga soomaaliya ee ku jira xeryaha DHadhaab iyo Ifo waxeyna Kenya diidey in Qaxootigu sii joogo gudaha...
Madaxweynaha soomaaliya Xasan SHeekh Maxamuud ayaa booqasho lama filaan ah ku tegey xeryaha qaxootiga ee ay ku jiraan dad badan oo soomaali ah kuwaasoo beryahan hadal hayntoodu caalamka ku badneyd.
Qaxootigaan oo ay dawlada dalka Kenya sheegtey in aaney sii joogeyn halkan loona baahanyahey in si nabad ah ay dalkoodi...
Waxaa maanta oo taariikhdu aheyd 06/06/2016ka ay barlamaanku isku raaceen oo at meel mariyeen xeeka Axzaabta soomaaliya oo at bore xukuumada soomaaliya u gudbisey kaas oo in muddo ahba lava sugayey Barlamaanka.
Xeerkan ayaa waxaa Dana joogey xisbiyo kor u dhaafaya ilaa 30 xisbi siyaasadeed kuwaas oo bore maxkamad u...
Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Xukuumadda Somalia ayaa Caawa ku dhawaaqday in Maalinta Berri ah ay tahay Maalinta Koowaad ee Bisha Ramadaan.
Guddi ka socday Wasaaradda Diinta Somalia, ayaa waxay sheegeen in dhalashada Bisha Ramadaan ay u Xaqiijinta Dad kala duwan oo ku sugan gobollada Soomaaliya, kuwaasoo sheegay inay arkeen...
















