Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr Axmed Cali Daahir iyo taliyaha ciidanka asluubta Soomaaliyeed, Jen. Bashiir Maxmed Jaamac oo uu wehliyo ku xigeenkiisa, Jen. C/kariin Cali Afrax ayaa kormeer ku tagay halka dhismaha xabsi weyn oo laga dhisayo xarunta Taliska Ciidamada Asluubta ee KM-7, iyagoo indha-indheeyay qaybaha uu ka...
Hayada QM ee qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in Soomaali badan oo qaxooti ku ahaa Kenya ay haatan qaarba mar isaga tagayaan Kenya kadib cadaadis kasoo wajahay dhanka ciidamada ammaanka.
Saraakiisha ammaanka ee Kenya ayaa sheegay marar badan in la xirayo xeryaha Dhadhaab ayagoo sheegay in sababo ammaanka dartii ah...
Wiil ay ilmo adeer yihiin gabdho Daacish horay ugu biiray ayaa asna loo heystaa iminka eed la xiriidha inuu saaxiibkii ku caawiyay inuu aado Suuriya.
Cabdullaahi Jaamac Faarax oo 20 sano jir ah waxaa reerkoodu daggan yahay uuna kunool yahay Mancherster carriga Ingiriiska. Waxaa wararku sheegayaan inuu abuuray bar ay...
Ugu yaraan 10-ruux ayaa ku geeriyooday tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen weerarkii xalay kooxo ka tirsan Al-shbaab ay ku qaadeen Banadir Beach oo ka mid ah baararka Xeebta Liido ku yaalla.
Ciidamada Amniga Dowladda Somalia ayaa soo Gaba-gabeeyay Hawlgalka, iyagoo xusay in la dilay kooxihii weerarka soo qaaday,...
Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somalia, Dr. Bashiir Ciise Cali ayaa sheegay in Bangiga Dhexe laga xaday lacag dhan 5,30,000 oo Doollarka Mareykanka ah, sida ay maanta baahisay Warbaahinga Dowladda Federaalka Somalia.
Dr. Bashiir ayaa intaa ku daray inuu falkaas ka dambeeyay mid ka mida Qasnajiyada Bangiga dhexe ee Soomaaliya, kaasoo...
Isbitaalka GMC oo hoostaga jaamacadda Global Science University ayaa waxaa ka socda dadaallo lagu dabiibayo 50 qof oo dhaawacyo kala duwan ay ka soo gaareen qaraxyo horaantii todobaadkan gil-gilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi xakiin Xaaji Cumar iyo mas’uuliyiin uu kamid yahay gudoomiyaha barlamaanka...
Abaaro Halkii saac iyo barkii salaada cishaha ayaa weerar lagu galey meel ganacsi oo ku taal xeebta Liido,taas oo lagu magacaabo Banaadir beach,halkaas oo aan la ogeyn illaa hada sida ay wax u dhaceen iyo khasaaruhu inta uu la egyahey.
Ciidamada amniga ayaa ridaya rasaas isugu jirta yar yar iyo...
Dhaq-dhaqaaqa black lives Matter ayaa dibad-baxyo si weyn loo dareemay ku qabtay ilaa todobo magaalo oo ka tirsan Canada ,kuwaasi oo looga soo horjeeday dil magaalada Ottowa loogu gaystay Cabdiraxmaan Cabdi oo ahaa 37 sano-jir Somali ah oo haystay dhalashada Canada.
Dibad-baxayaal sitay boorar lagu dalbanayo in cadaalad loo helo...
Waxaa xilli dhaw laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde, Maydka Allaha u Naxariistee Jen. Maxamed Cali Samatar oo dhawaan ku geeriyooday dalka Mareyanka, waxaana naxashka lagu siday meydkiisa la huwiyay calanka Somalia.
Ciidammo ka tirsan kuwa Millateriga Somalia ayaa Salaan-sharaf siiyay Meydka, iyadoo la garaacay Astaanta Qaranka,...
Wasiirka Arimaha Dibada ee Soomaaliya, C/Salaam Cumar Hadliye iyo dhiggiisa, waa Xog-hayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka, Mr. John Kerry ayaa ku kulmay caasimada Nairobi Kenya.
John Kerry ayaa haatan booqasho ku maraya Afrika gaar ahaan Kenya iyo Nigeria. Hadliye ayaa ka mid ahaa waziiro badan oo dalalka Afrika kasoo jeeda...


















