Magaalada Berbera ayaa waxaa ka jirta biyo la'aan baahsan gaar ahaan xaafadaha qaar.
Xaafada Finland ayaa aad looga cabanayaa biyo la'aanta ayadoo ay ka mid tahay xaafadaasi qeybaha ay biyo la'aantu sida aadka ah u saamaysay.
Xaafadaa yaa qasabado ama tuubiyoon leh balse wax biyo ah malahan oo waa ay qalalan...
-Kaneecada dheddigga ah ayaa dullin sidaha cudurka Zika u gudbin kareysa ugxaanteeda iyo dhallaankeeda.
Kaasi maahan warkeena balse waa daraasad ay samaysay Jaamacada Texas. Daraasada ayaa intaa raacisay in dilitaanka kaneecada waaweyn aysan wax weyn soo kordhinayn.
Cilmibaareyaal ayaa arinkaa wax ka yiri shalayto Isniintii. Jaamacadaa cilmibaareyaal ka tirsan ayaa markaa...
Kulan ay soo qabanqaabiyeen aqoonyahanno wax ku soo bartay Jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed (JUS), ayna ka soo qayb galeen waxgaradka jaalliyada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Birmingham ee waddanka Ingiriiska.
Kulanka oo ahaa mid si wanaagsan loo soo abaabulay, waxaa warbixin dheer oo xiiso badan ka soo jeediyay G/Ku xigeenka Jaamacadda...
Golaha Wasiirada Galmudug oo maanta shir ku yeeshay xaruntooda degmada Cadaado, ayaa waxay War-saxaafadeed kasoo saareen hadal dhawaan ka soo yeeray maamulka Puntland - oo sheegayay in Gaadiidka Xamuulka ah ee soo galaya Deegaannada Galmudug aysan Ogolaan doonin iyo Qodobbo kale oo Ammaanka la Xiriira madaama ay Galmudug ka...
Waxaa deegaanka Carooley oo 100-km waqooyi-bari uga beegan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa laga furay Dugsi Sare kaasoo shaqsi keligiis ahi uu ka Hir-geliyey, isla markaana dhagax dhigay Dugsi Hoose/Dhexe oo lahaan doonto tuulada dhubuqdhub (Sinu-jiif) oo Carooley hoostimada.
Dadka degmada Carooley ayaa si aan oo kala hadhin...
Ayada shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee bishii June 23keedii lagu go'aansaday in 135 oday ay soo xulaan Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa soo shaac baxday in xubin cusub lagu soo daray.
Warqad uu ku saxiixanyahay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari kuna socota Guddoomiyaha Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka...
Angela Merkela oo ah haweneyda hoggaamisa dawlada dalka Jermalka ayaa dhalliil usoo jeedisay dalalka midowga Yurub.
Angela Merkel ayaa dhalliishay siyaasadahooda ku wajahan qaxootiga gaar ahaan haatan oo weli loo maaro la'yahay qulqulka qaxootigaa. Waxay ku dhalliishay inaysan doonayn inay si wanaagsan usoo dhaweeyaan qaxootiga maadaama badankood qaxootigu yihiin Muslimiin.
Warkaan...
Webiga Shabeelle ayaa biyo badan soo fatahay ayadoo roobabkii xilligaan la filaayay ay si wanaagsan uga hooreen nawaaxiga Jawhar.
Dadka ku dhaqan nawaaxiga Jawhar ayaa haatan ka cabsi qaba in fatahaada webi Shabeelle ay sii kororto maadaama roobabku weli da'ayaan.
Durba waxaa fatahaaduhu barakiciyeen dad badan oo dagganaa deegaanada BaarreyGumbi, Bayaxow,...
-Gobernatooraha Mandheera Cali Roba ayaa sheegay in degmadaa ay falal dambiyeed la dageen.
Cali Roba ayaa intaa raaciyay in horumarka uu fal dambiyeedku hoos u dhigay oo horumarku uu haatan yahay mid gaabis ah. Cali Roba wuxuu sheegay in fal dambiyeedku uu tanaazul usameeyo adeegyada ama khadamaadka iyo koboca dhaqaalaha...
Saddax ruux oo labo ka mid ah la sheegay in ay ka tirsan yihiin Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay qarax miino deegaanka Ceel cali ee galbeedka gobolka Hiiraan.
Askartaan dhaawucu soo gaaray, ayaa la sheegay inay xilligaa at ku sugnaayeen koontarool lacagaha lagu qaaday, waxaana dhaawacooda lagu dabiibayaa isbitaal...


















