Mucaaradka dalka Itoobiya ayaa codsaday in loo soo sii daayo xubno ayaga ka tirsan oo ku xiran jeelasha dalkaasi Itoobiya. Mucaaradka ayaa ka codsaday dawlda.
Haile Mariam Desalegn in ay soo siidayso xubnahooda oo muddo u xirnaa dawlada. In dhawaale waxaa ka socday dalka Itoobiya mudaaharaadyo qowmiyadaha qaar ay uga...
Masuuliyiinta dalalka xagga dhaqaalaha iyo warshadaha ku horumaray ee caalamka ee laisku yiraahdo G20 ayaa ku shiraya dalka Shiinaha.
Hoggaamiyeyaashaa ayaa ku shirsan magaalada Hanjuu ee dalkaasi Shiinaha ayagoo ka wada hadlaaya dhaqaalaha caalamka iyo halka uu haatan maraayo. Ban Ki Moon, waa xoghayaha guud ee QM; wuxuu ka digay...
Sida Ay Noo Sheegeen Ganacsato Farabadan Oo Xiriir La Leh Bangiga Caalamiga Dahabshiil Laanta Tree Piano In Uu Ka Jiro Musuq maasuq Iyo Wax Isdaba marin Lagu Sameeyo Dadka Soo Codsada maal Gashiga.
Waxaan isa Soo Taraya Cabashada Dad Sheegaya In La Weydiistay Lacago laaluush Ah Iyo Dulsaar ka Dheeri...
Suuqa xaafada Islii ee Nairobi Kenya ayaa maanta waxaa lagu wadaa in mar kale dib loo furo kadib saddex maalmood oo shaqo joojin ah oo dukaanleydu ku dhaqaaqeen.
Maalmihii lasoo dhaafay ee 3da ahaa ee shaly Jimcihii ugu dambeysay ayaa suuqu xirnaa gaar ahaan dukaamada kadib markii ay dukaanleydu cabasho...
-Qaxooti la celin lahaa oo xero ku meel gaar ah lagu xareeyay ayaa ku go'doonsan Dhagaxley oo ka tirsan Dhadhaab.
Arinkaa ayaa yimid kadib markii dadkaasi la qorsheeyay in Soomaaliya loo celiyo balse dawlad goboleedka Jubaland ay sheegtay in aan la keenin qaxootigaa Jubaland ama Soomaaliya inteeda kale ilaa amar...
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Max'uud oo xalay Su'aalo lagu weydiinayay Barnaamijka Dood-wadaag oo ee ka baxa Universal TV, ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan dhismaha maamulka gobolka Hiiraan.
Waxaa uu sheegay madaxweynaha in mudaddii uu xilka hayay safarkii ugu badnaa uu ku tagay magaalada Beledweyne, isaga oo taa ku macneeyay...
Waratada xaafada Islii ayaa mudaaharaaday maanta ayagoo ka cabanaayay in booliska iyo ciidamada minishiibiyada ee Nairobi ee dawlada hoose ay xalay burburiyeen miisas ay wax ku dul gadan jireen.
Arinatan ayaa ka dambeysay kadib markii dukaanleyda suuqa Islii ay ka cawdeen in waratadu ay xiraan jidadka loo soo maro...
Guddoomiyaha gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falay, ayaa sheegay in siddeed ruux ay ku Geeriyoodeen, 15 ruux oo kalena ay ku Dhawaacmeen dagaal laba beelood oo wadda degga degmadda Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag.
Sidoo kale, waxa uu sheegay in gurmadkii loogu jiray joojinta dagaalkaasi uu ku dhintay sarkaal ka tirsan...
Shir ay isugu yimaadeen murashaxiinta Madaxweyne ee Somalia, Madaxda Xisbiyadda Siyaasadda Dalka, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, Siyaasiyiin, Aqoon-yahano iyo Odayaal-dhaqameed oo lagu Qabtay Muqdisho, ayaa Waxaa lagu dhex-xulay guddi ka kooban Toddoba siyaasi oo ka shaqeeyna sidii Dib loogu dhigi lahaa Maamul u Sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada...
-Maanta ayaa waxay ku beegan tahay 1da bisha barakeysan ee Carrafo oo ah bisha waajibka xajka la guto.
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo ay Muslimiin badan ku nool yihiin waxaa jira diyaar garow arinkaa muhiimka ah loogu jiro. Meelo badan oo Soomaaliya ah iyo qeybo kale oo ka tirsan mandaqada...

















