Wednesday, September 9, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Soomaaliya ayaa ah mid ka mid ah saddex dal oo ay ka yimaadaan in ka badan kala bar qaxootiga caalamka. Sida warbixin dhawaan soo baxday lagu xusay, dalalkaa ayaa kala ah Soomaaliya, Afghanistan iyo Suuriya.  Suuriya waxaa ka yimid qaxooti dhan 4.9 milyan, Afghanistan 2.7m Soomaaliyana 1.1 milyan. Wadamada marti galiya...
Al-Shabaab ayaa sheegtay inay iska difaacday weerar ay kusoo qaadeen ciidamo Mareykan ah oo xalay saqdii dhexe ka dhacay deegaanka Toora-tooroow ee gobolka Shabeellada Hoose. Warbaahinta Al-shabaab, ayaa baahisay in Ciidammo Mareykan oo gaarayay tobaneeyo ay soo weerareen deegaanka Toora-toorow ayna iska difaaceen, iyadoo idaacadda ku hadasha Afka Al-shabaab ee...
Haweeneyda Mareykanka u fadhida QM, Samantha Power ayaa sheegtay in dawlada Itoobiya ay dibadbaxeyaasha u adeegsatay awood xad dhaaf ah. Samantha Power ayaa sheegtay in dawlada dalkeedu ay ka walaacsan tahay awooda adag ee loo adeegsaday shalay mudaaharadeyaal gudaha dalka Itoobiya iyo dibadbaxyadii dhawaan dhacay oo dhan. Samantha Power ayaa shalay...
Gaari uu Qarax ku xirnaa ayaa Goor-dhaw ku qarxay Wadada muhiimka ah ee Maka Al-kurama ee Muqdisho, burbur xooggan ayaa gaariga soo gaaray, wuuna gubtay gabi ahaantiis. Wararka ayaa sheegay in gaarigan qarxay lagu xiray waxyaabaha qarxa, dad goob-joogayaal ah ayaa laga soo xigtay in gaarigu uu qarxay xilli uu...
-Codbixiyeyaasha in badan oo ka tirsan oo aan la dhicin siyaasada u roon soo galootiga ee haweeneyda hoggaamisa dawlada Jermalka Angela Merkel ayaanan u codeyn xisbigeeda doorasho maanta la qabtay. Axasaabta kasoo horjeeda caawinta iyo soo dhaweynta qaxootiga ayaa ayagu helay codad faro badan  kadib markii cod bixiyeyaashu ay ka...
-Codbixiyeyaasha in badan oo ka tirsan oo aan la dhicin siyaasada u roon soo galootiga ee haweeneyda hoggaamisa dawlada Jermalka Angela Merkel ayaanan u codeyn xisbigeeda doorasho maanta la qabtay. Axasaabta kasoo horjeeda caawinta iyo soo dhaweynta qaxootiga ayaa ayagu helay codad faro badan  kadib markii cod bixiyeyaashu ay ka...
-Ayadoo shalay mar kale dib loo furay suuqa xaafada Islii ee Nairobi ayaa waratada oo amar lagu siiyay in meelihii ay ku ganacsan jireen aysan ku ganacsan ayaa waxaa waratadu arinkaa ka keeneen cabasho. Waratada ayaa waxaa markii hore ka cawday dukaanleyda oo ayagu sheegay inay suuqa ka xiraan, hortooda...
Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2016. Munaasabad si weyn looga soo qeyb galay oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayuu musharaxa uga dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxweynaha dalka, wuxuuna sheegay in haddii xilkaasi loo...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Somalia Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari oo xarunta Madaxtooyada kula kulmay Haweenka Xubnaha ka ah Baarlamaanka Somalia iyo Haween ka tirsan ururrada bulshada, ayaa sheegay inay taageerayaan in haweenku ay helaan qoondadooda 30% ah. Kulankan ayuu Madaxweynaha haweenka ugu sheegay in shirkii...
Khamiistii aanu soo dhaafnay ayaa sanad uu buuxsamay lagasoo bilaabo markii jabhada Al-Shabaab ay weerartay  saldhig ciidamada Uganda ee AMISOM lahaayeen halkaa oo la sheegay in 19 askari ay ku dhinteen. Hal askari ayaa Shabaabku wateen ayagoo fiidiyow kasoo duubay labo bilood kadib. Wuxuu askarigaasi sheegay in al-Shabaab ay si...