Tuesday, September 8, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Labo beelood oo dhawaan dagaalo ku dhex mareen magaalada Marka iyo qeybo kale oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ayaa heshiis ku gaaray Muqdisho. Kadib shir Muqdisho 4 maalmood uga socday cuqaasha iyo waxgaradka labada beelood ee walaalaha ah ayaa labada daraf ugu dambeyntii waxay ku guuleysteen in lagu heshiiyo...
Kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho Isbaheysiga xisbiyada siyaasadda soomaaliya ayna gudoominayeen gudoonka isbaheysiga xisbiyada siyaasada soomaaliya ayaa waxaa lagaga hadley arimo xasaasi ah. Dood iyo falanqeyn kadib ayaa madaxda xisbiyada siyaasada waxey soo saareen qoralkan oo sidan u qornaa:- Isbaheysiga xisbiyada siyaasada soomaaliya waxey dood ka yeesheen arrimaha doorashada dadban...
Ugu yaraan 10 qof oo dhinacyadii dagaalamay ka mid ah ayaa ku dhintay, tiro ka badan intaasna way ku dhaawacmeen dagaal culus oo ciidamada Koonfur-galbeed iyo xoogaga Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Iidaale ee Gobolka Bay. Dagaalkan ayaa qarxay, kaddib markii ciidamada maamulka Koonfur-galbeed ay ku qadeen weerar fariisimo ay Al-shabaab...
Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa maanta soo saartay go’aan ay ku soo Af-jarayso Khilaafkii Ragaadiyey xisbiga UCID ee labadda garab u kala jabay. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Aadan Xaaji Cali ayaa ku dhowaaqay go’aankii ay ka gaadheen soo Af-jaridda khilaafka Xisbiga UCID, Waxaana ka mid ahaa go’aanadii ay ku dhawaaqeen sidatan: ...
Maanta ayaa waxaa lagu waday xubnihii aqalka sare ee Soomaaliya ama senetka in ay diyaar ahaadaan oo magacyadooda la shaaciyo. Hase ahaatee, ma muuqato in arintaa maanta la haleelay. Dib u dhac ayaa la moodaa inuu ku yimid ayadoon wali haatan oo aanu warbixintaan qoreyno aanan xubnahaa Aqalka Sare magacyadooda...
Maxkamadda Degmadda Hargeysa, ayaa Go’aan ka gaadhay dacwad muddo sanad ah ka socotay oo ah  laba qoys oo isku haysteen wiil lix iyo toban jir ah oo qoys waliba ku doodayey inay dhaleen. Guddoomiyaha maxkamadda degmadda Hargeysa, Cabdirashiid Maxamed Xirsi (Beer Geel) ayaa dacwadan labada qoys isku haystaan inay dhaleen wiilkan...
Inta la xaqiijiyay 10 qof ayaa ku dhintay dagaal Al-shabaab iyo ciidamada dawlada ee SNA iyo kuwa Koofur-galbeed oo is kaashanayay shalay galab ku dhex maray deegaanka Iidaale ee Gobolka Baay. Ciidamada Koofur-galbeed oo ah maamul hoostaga dawlada Federaaliga ah ee Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday sida lasoo tabiyay xubno...
Khadka casriga ah ee dhawaan la dhisay ee tareenada ee isku xiraya dalalka Itoobiya iyo Jabuuti ayaa waxaa lagu wadaa in la furo bisha soo socota. Khadkaa ayaa waxaa lagu wadaa inuu isku xiro caasimadaha Addis Ababa iyo Jabuuti dalka Jabuuti. Mudadaa markii la gaaro ayaa si rasmi ah lagu...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee ka dhici doonta dalka Dhamdaaka Sanadkan 2016, ayaa lagu wadaa inay mar kale maanta ka hadlaan xilliga doorashada oo u badan tahay inuu dib u dhac ku yimid. Xubnaha guddiga doorashooyinka ayaa lagu wadaa inay ku dhawaaqaan maanta dib u dhaca Doorashada oo Bishii Ogoosto...
-Dagaal ayaa xalay ku dhex maray Jawhar ciidamo ka wada tirsan ciidamada Dawlada Federaalka. Dagaalka ayaa bilowday xalay kadib markii ciidamadaasi ay kala shakiyeen. Labo askari ayaa dirirtaa ku dhimatay inta la xaqiijiyay. Sidoo kale ayaa waxaa dhaawacmay haweeney iyo cunug yar oo xabbado miifto ah ay guryahooda ugu tageen, xaafadaha...