Monday, September 7, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro dad ah oo dagaalyahannada Al-shabaab ku dilleen deegaanka Ceel Cali ee gobolka Hiiraan halkaa oo maalintii shalay ay isaga baxeen ciidammada Itoobiya. Dadkan la laayay oo la sheegay in qaarkood la Gowracay, ayaa waxaa ka mid ah Odayaal-dhaqameed da' ah, ganacsato iyo dadka kale...
War kasoo baxay Safaarada Mareykanka ee Nairobi, ayaa lagu sheegay in Mareykanku uu si dhaw ula Shaqeynayo dowladda Federalka Somalia iyo Maamulada Galmudug iyo Puntland, si looga Hadlo Duqeyntii 28-kii Bishii September ee lasoo dhaafay Mareykanku ka geysteen Bariga Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. War-saxaafadeedka, ayaa lagu sheegay inuu Mareykanku...
Daud Aweys oo ahaa afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya ayaa haatan loo magacaabay inuu noqdo la-taliyaha dhanka siyaasada ee xafiiska QM ee Soomaaliya. Daud Aweys ayaa ahaa muddo dheer wariye kasoo shaqeeyay idaacado caalami ah sida BBC iyo VOA ka hor intii uusan qabin xilka uu ka hayay madaxtooyada Soomaaliya. warsom2011@gmail.com
Iyadoo weli ay Xiisado Colaadeed oo Galmudug iyo Puntland u dhexeeya ay ka jiraan Magaalada Gaalkacyo, ayay Dowladda Somalia, Waxay amar ku bixisay in degmadaas la geeyo ciidammo ka socda Xukuumadda Somalia, si looga hor-tago xiisadaha iyo dagaalada weli ka sii soconaya magaaladaas. Wasiirka Warfaafinta Somalia, Maxamed Cabdi Xayir ...
Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Ceel-cali ee gobolka Hiiraan oo maalintii shalay isaga baxeen ciidammada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM. Dadka deegaanka oo siyaabo kala duwan warbaahinta xiriir u la sameysay ayaa sheegay in afarta ruux ee la dilay labo ka mid ahaayeen laba nabadoon iyo...
Wakaalada wararka ee Reuters ayaa maanta qortay maqaal ay ku baahisay in hub dawlada Soomaaliya loo soo dajiyay haatan lagu kala iibsanaayo suuq madow gudaha caasimada Muqdisho. Wakaalada wararka ayaa labo diblomaasi arinkaa ka soo xigatay oo ay sheegeen inuu xadgudub ku yahay cunaqabataynta hubka. Cunaqabatayntaa ayaa qeyb la qaaday...
Shir ku saabsan xaaladihii ammaan darro ee dhawaan Soomaaliya ka dhacay ayaa maanta lagu wadaa inuu ka dhaco Nairobi, caasimada Kenya. Shirkaa ayaa waxaa kasoo qeyb galaya hayadaha samafalka iyo laamo ka tirsan QM. Shirkaa ayaa waxaa lagu falanqeyn doonaa gaar ahaan dhacdooyinkii amni darro ee labadii asbuuc ee la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku bogaadiyay dowlad goboleedyada Puntland, Koonfuur Galbeed, Galmudug iyo Jubbaland, tallaabada ay ku soo gudbiyeen liisaska musharixiinta Aqalka Sare ee doorashada 2016-ka. “Sidaan horay u sheegay waxaa mar walba madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ka go’an inay fududeeyaan qabsoomidda...
War ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Nairobi, waxaa lagu sheegay "in dowladda Mareykanku ay si dhow ula shaqeyneyso dowladda federalka ee Soomaaliya, Maamulada Galmudug iyo Puntland si looga hadlo walaacii la xiriiray dhacdadii 28 September ee weerarkii isdifaacidda ahaa ee Mareykanku ka geysteen Galkacyo". War saxaafadeedka waxaa lagu sheegay...
Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Gobolka Hiiraa, Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya ayaa Goordhow gudaha ugalay halka uu ka socday shir lagu dhisyay Maamul ugaar ah Hiiraan. Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa lasoo sheegayaa iney xoog ku galeen Baar Xasan Dhiif oo ku yaala Bariga Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Halka...