Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhamadu Buhari oo ka jawaabayay dhaliilihii iyo eeddii ka timid Xaaskiisa, ayaa yiri ''Xaaskeyga waa inay ku ekaato howlaha jikada''.
Isagoo booqasho ku jooga dalka Jarmalka ayaa waxa uu yiri, ''Ma garanayo xisbiga ay xaaskeyga ka tirsan tahay balse waxaan ogahay inay ka tirsan tahay jikadeyda, fadhigeyga...
Ilhaan Omar oo ah gabar Soomaaliyeed oo Musharaxa Xisbiga Dimuquraadiga ugu soo baxay Ttartankii Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Gobolka Minnesota, isla markaana u taagan dhamaystirka doorashada ama wareegii labaad ee doorashada oo dhacaysa Bisha November ee sanadkan 2016 ayaa waxa ay soo gaarta magaalada Columbus Ohio.
Ujeeddada Socdaalka Ilhan waxa...
Saddex nin oo caddaan ah oo qarax la damacsanaa dhisme dad badan oo Soomaali ah ay kunool yihiin Kansas Mareykanka ayaa waxaa soo xiray hayada sirdoonka Mareykanka ee FBI.
Waxaa sidoo kale la sheegay in raggaasi haysteen walxaha qarxa isla markaa lasoo xiray. Waxay damacsanaayeen in qaraxaa ay geystaan bisha...
https://youtu.be/oDaJ96o0nLg?t=6
Xaaladda Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, ayaa la sheegayaa inay maanta daggan tahay kaddib dagaalo magaaldaas dib uga qarxay shalay, kuwaasoo u dhexeeyay maamullada Galmudug iyo Puntland.
Dagaalladii shalay ka dhacay oo ahaa kuwo ka culus kuwii ka dhacayya maalmihii lasoo dhaafay, ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraaan hal...
Xaaska Madaxweynaha Nigeria, Caasha Buhari ayaa sheegtay in aysan Taageeri doonin saygeeda Mohammedu Buhari haddii uu mar kale isku soo taago xilka madaxnimo ee dalkaas, haddii uusan sameyn isbedel muuqda.
Dhanka kale, Kooxda Boko haram ayaa 21-gabdhood oo ka mid ahaa kuwii ay afduubeen sannadkii 2014-kii sii daayay, kaddib markii...
Waxaa shalay lagu qabtay Muqdisho Munaasabad lagu xusayay Maalinta Arragga Adduunka (World Sight day) oo ku beegnayd 13-ka bisha Oktoobar oo ku beegnayd shalay oo Khamiis ahayd.
Munaasabaddan oo aheyd mid si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey heyadda Al-Nuur Foundation, Jaamacadda Banaadir iyo heyaddo kale oo caalami...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Maamulka HirShabeelle oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar oo ah xarunta maamulkaasi.
"Doorashada Guddoonka Baarlamanka maamulka Hir-Shabeelle waa guul taariikhi ah oo u soo hoyatay Shacabka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee Maamulkan Dhistay. Waxay tani qeyb...
Jaamacad kutaala Mareykanka ayaa isu barbar dhigid ku samaysay Soomaalida ku nool MN Mareykanka iyo Soomaalida daggan Norway.
Waxaa la sheegay oo daraasadaa lagu ogaaday in Soomaalida daggan Minnesota ay aad uga shaqo iyo waxqabad badan yihiin Soomaalida Norway. Jaamacada daraasadaa samaysay ayaa ah Jaamacada Minnesota University.
Waxaa dood cilmiyeed arinkaa...
Xildhibaannada Baarlamaanka maamul-goboleedka Hir-shabeelle, ayaa goor-dhaw Jowhar ku doortay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Maamulkaas, kaasoo loo doortay, Xildhibaan Sheekh Cismaan Barre.
Wariyaha WARSOM uga soo warramaya shirka Degmada Jowhar ayaa sheegay in 61-cod uu ku guuleystay, halka musharraxii xilka kula Tartamayay oo isagana lagu Magacaabo Abuukar Maqaneey uu ka helay...


















