Sunday, September 6, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Shirkadda Dawooyinka ee Mubaarak Pharmaceutical, ayaa soo bandhigtay dawooyinka Vitaminadda ah ee ay samayso shirkadda Dawooyinka ee Vitane ee laga leeyahay shirkadda Germany oo wadanka la keeni doonto. Munaasibadan lagu soo bandhigayey dawooyinkan cusub ayaa lagu qabtay hoteelka Maansoor ee magaaladda Hargeysa, waxaana ka soo qaybgallay gudoomiyaah shirkadda Mubaarak Farmasi...
Ayadoo ay soo badanayaan Soomaalida tahriibka ah ee doomaha ka raaca xeebaha Masar ayaa aqoonyahano Soomaali ah waxay wacyi galin ka dhan ah tahriibka u tageen dalkaasi Masar. Soomaali badan una badan dhallinyaro ayaa dhawaan doomo ka raacay xeebaha Masar kuwaasoo qaar ay badda ku qaraqmeen. Masar ayaa waxaa u...
Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya ee sanadka 2016 C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbaland, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland iyo Mas’uuliyiin kale. C/raxmaan C/shakuur oo kamid ah ragga ugu cad cad sanadkan xilka m/weynaha ayaa waxa uu ka tirsanyahey...
Ciidamada Puntland ayaa sheegay inay dib uga qabsadeen magaalo xeebeedka Qandala jabhada Daacish ee bishii hore halkaa qabsatay. Ciidamada Puntland ayaa tan iyo shalay kula dagaalamayay Daacish Qandala iyo nawaaxigeeda. Hase ahaatee maanta ayay ciidama Puntland sheegeen inay Qandala la wareegeen. Taliyaha ciidanka badda ee Puntland kolonel C/Naasir Caynab Cali ...
Iyadoo  wali gobollada dalka ka socdaan doorashooyinka xubnaha aqalka hoose, ayaan lagu doortay magaalooyinka Muqdisho iyo jowhar xubno ka mid noqonaya baarlamaanka cusub ee ee sanadkan 2016ka. Magaalada Muqdisho doorasho qeyb ka aheyd kuraasta beellaha Banaadiriga ayaa waxaa ku soo baxay labo xubnood oo kala ah Jeylaani Nuur Iikar guddoomiye...
Odayaasha-dhaqanka ,Wax-garadka iyo Siyaasiyiinta Saddex beelood oo ka mid ah Beelaha Wuqooyiga Somalia ka soo jeeda, ayaa si weyn ugu soo Hor-jeestay qaabka ay Xubno kasoo jeeda Beesha Isaaq u Maamuleen Kuraastii ay ku lahaayeen Aqallada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya. Wax-garadkan oo kasoo kala jeeda; Beelaha Guda-biirse,Ciise iyo Faqi-shinni, ayaa...
Xoogaga Puntland ayaa sheegay inay 7 dagaalyahan kadileen Daacishta Qandala. Shalay mar ay ku dirireen tuulada Bashaashin oo Qandala u jirta 34km ayaa ciidamada Puntland ay kadib sidaa sheegeen. Tan iyo bartamihii bishii Nofeembar ayaa dagaalyahano sheegay inay yihiin Daacish ay heysteen Qandala. Intaa kadib waxaa magaaladaa isaga barakacay dadkii halkaa...
Ciidamada dowlad gobolleedka Puntland ayaa wali ku sii siqaya demada Qandala ee gobolka Bari oo bishii October ee ina shaafta la wareegeen xoogag sheegtay in ay ka tirsan yihiin kooxda Daacish. Howlgalka ciidammada Puntland oo dhinacyo badan ka imanaya ayaa siddoo kale waxaa qeyb ka ah ciidammada badda kuwaa oo...
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xalay saqdii dhexe isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa xukuuumadda, isla markaana xilalkii ka qaaday wasiiro, wasiir ku xigeenno, agaasimeyaal iyo qaar ka mid ah maareeyeyaasha hay’adaha dawladda. Isku shaandheyntan oo habeenaddii u dambeeyey la sugayey, isla markaana masuulliyiin badan hurdadii u diida, kuwaas oo...
Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa ka soo dhax muuqday sawir muujinaya iyaga oo dul taagan diyaarad nooca Drone ka ah oo ku soo dhacday deegaan ka tirsan gobolka Sh/hoose. Afar ka mid ah dagaalamayaasha Al-shabaab oo ku hubeysnaa qoryaha AK47-ka, islamarkaana wajiyada soo xirtay ayaa la arkayay iyaga oo dultaagan...