Taliska Booliska Soomaaliya qeybta Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Boliiska Degmada Xamar Wayne ay xireen Cabdi Raxmaan Suleymaan Jaamac, oo ah Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka Shacabka.
Bayaanka Booliska ayaa lagu sheegay in Cabdiraxmaan Suleeymaan uu yahay qof Eedeysane ah kaas oo ku kacay falal liddi...
Waxaa maanta oo Jimco ah lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho ka furmo shir u dhexeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada dalka.
Shirkaan oo ah mid wadatashi ayaa waxaa ka qeyb galaya madaxweynayaasha maamulada Galmudug, Koonfur Galbeed, iyo Hirshabeelle, halka madaxweynayaasha Puntland iyo...
Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay duqeyn uu dhanka cirka ah oo ay ka fuliyeen deegaano dhaca Koonfur Bari Boosaaso ee gobolka Bari.
War qoraal ah oo kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeynta lagu fuliyay codsi ka yimid dowladda Soomaaliya, taasoo dhacday 1-dii...
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya go’aansatay inay dalka ka baxdo Anna Saleem Högberg, oo ahayd Qunsulka iyo madaxa arrimaha gargaarka ee dowladda Sweden, sida aan ka soo xigannay wargeyska Global Bar Magazine.
Dowladda Soomaaliya in kastoo si rasmi ah aysan arintaan uga hadal haddana ilo wareedyo...
Mar kale, waxa shalay oo Khamiis ahayd lagu xidhay magaalada Berbera Samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon, oo ah shaqsi ka shaqeeya arrimaha samafalka ee Somaliland, inkasta oo aan si cad loo shaacin waxa lagu haysto.
Cabdimaalik ayaa 22-kii Maarso ka baxsaday magaalada Burco oo uu deggen yahay, kadib markii uu sheegay...
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Jubaland iyo kumaandooska Danab ay guul weyn ka gaareen howlgal ballaaran oo ay ka fuliyeen waqooyiga Gobolka Jubada hoose, halkaas oo ay bartilmaameedsadeen xubno ka tirsan Al shabaab.
Wararka ayaa intaa ku daraya in Howlgalkan, oo si taxaddar leh loo...
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta shir Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Golaha ee maanta oo Khamiis ah looga hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Argagexisada gaar ahaan dagaalka lagula jiro Kooxda Al shabaab ah ee ka socda qeybo ka mid ah gobollada dalka.
Kulankaan Golaha wasiirada ee...
Waxaa saakay xaalad deganaasho ah aan caga badan ku taagneyn laga dareemaya inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax quran oo dhaca Galbeedka gobolka Mudug, halkaasi oo shalay ay ku dagaalamayeen labo maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug.
Dagaalkii Shalay ayaa la sheegay iney ku dhinteen in...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay Booqasho ku tagay dalka Jabuuti ayaa la kulmay Madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle waxaana ay kawada hadleen xoojinta dagaalka lagula jiro Kooxda Al shabaab.
Labada Madaxweyne ayaa kulankoodi diirada ku saaray xoojinta iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya labada dal iyadoo laga wada...
Madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goordhaw oo maanta ah gaaray dalka Jabuuti.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Caasimadda ah ee Jabuuti, isagoona halkaas kulan gaar ah kula yeelan doona dhigiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.
Madaxtooyada...


















