Sunday, July 26, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Qaraxaan Ismiidaaminta ah oo jugtiisa si weyn looga maqlay qeybo ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa lasoo wariyay inuu fuliyay nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa oo beegsaday xerada Damaanyo ee magaalada Muqdisho. Ismiidaamiyaha ayaa la sheegay inuu si gaar ah u beegsaday goob ay saf ugu jireen dhalinyaro...
Wargeyska Capital FM ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa qoray in Dowladda Kenya ay si rasmi ah u dhistay koox baaritaanno ah oo dib u eegis ku sameeya shilalka diyaaradaha Kenya ee ka dhacay Koonfurta Suudaan iyo Soomaaliya shantii sano ee la soo dhaafay. Talaabadan ayaa timid kadib markii...
Warar dheeraad ayaa laga helaya dil maanta loo geystay Taliyihii guutada 26-aad qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Gaashaanle Sare Cabdiraxmaan Salaad Xujaale. Dilka Taliye Xujaale ayaa la sheegay inuu geystay askari ka tirsan ciidanka uu taliyaha uu ahaa, wuxuuna dilkiisa ka dhacay duuleedka degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan xili...
Dowlad-goboleedka Puntland ayaa adkeeyay habraacyada la xiriira bixinta baasaboorka, si gaar ah dhalinyarada, kadib markii ay soo kordheen dhalinyarada tahriibka u safraysa. Tallaabadan ayaa timid xilli todobaadyadii u dambeeyay ay ciidamada ammaanku xireen dhalinyaro badan oo looga shakiyay in ay qorsheynayeen tahriib, kuwaasoo lagu qabtay magaalada Garowe iyaga oo isku...
Midowga Afrika ayaa ka fekeraya inuu yareeyo hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM) haddii aan si degdeg ah loo helin maalgelin lagu taageero howlgalka, xilli Soomaaliya aysan weli si buuxda ugu diyaarsaneyn in ay la wareegto amniga dalkeeda. Sida aan kasoo xiganay warbixin lagu daabcay Crisis group, Maalgelin la’aanta howlgalka...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay sanadkaan ku qasbanaan doonto in ay dib u eegis ku sameyso qorshaheeda gargaarka ee Soomaaliya iyo Yemen, sababo la xiriira dhimista deeqaha bini’aadantinimo ee caalamka, inkastoo baahiyaha labada dal ay weli yihiin kuwo isku heer ah. Shir jaraa'id oo ay ku qabatay New York, Stephanie...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku guuldareystay inuu waqtigii iskiis u dejiyay — 15-ka May — ku ansixiyo qaraar maalgelin ah ee la xiriira howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya. Tallaabadan dib u dhaca ah ayaa mugdi weyn gelinaysa mustaqbalka Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika...
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee guddiga ayaa ku dhawaaqay mudo kordhin dheeri ah oo lagu daray diiwaan galinta codbixiyaasha golayaasha deegaanka degmooyinka gobolka Banaadir. Guddoomiyaha ayaa shaaca ka qaaday in ololaha diiwaan galinta codbixiyeyaasha ee ka socda degmooyinka gobolka Banaadir...
Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhintay, 40 kalena  way ku dhaawacmeen mudaharaadkii shalay ka dhacay magaalada Burco ee Somaliland. Mudaharaadkan oo ay dhigeen dadweyne cadho ka muujinayay warar sheegaya in la sii daynayo askartii ay Somaliland ku qabatay dagaalkii Laascaanood, ayaa sababay khasaare naf iyo maalba leh. " 2 qof...
Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa baadil ku tilmaamay shirweynihii xalay uu Muqdisho ku qabtay ururka siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP, oo uu hoggaamiyo musharaxna ka yahay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweyne Deni ayaa sheegay qorshaha loo dhisay ururkaan inuu yahay abaabul siyaasadeed oo lagu marin habaabinayo shacabka...