Saturday, September 5, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Maxkamad ku taala degmada Galdogob ee gobolka Mudug Puntland-Soomaaliya ayaa waxaa ay xakuno ku riday dhalinyaro kufsi u geysatay gabar Soomaaliyeed oo 16 sano jir ah, isla markaana muuqaal ay ka duubeen ku baahiyey baraha bushada. Waxaa goob joog ka ahaa goobta uu xakunka ka dhacay xubno ka tirsan golaha...
Waxaa maalintii shalay kulan ku yeeshay Villa Somalia Madaxweynaha xilku ka dhamaadey ahna musharax Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynihii hore ee Puntand Cabdiraxmaan Faroole oo ka tirsan Aqalka sare ee Mudanayaasha Jamhuuriyadda. Kulankooda ayaa ahaa mid albaabadu u xiran yihiin, waxaana markii uu soo dhamaadey ay si wada jir ah...
WAR SAXAAFADEED                                                                          DATE:29/01/2017 Shir Balaaran Oo Ay Isugu Yimaadeen Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya Uuna Shir...
Bayaan shalay kasoo baxay dawlada Mareykanka ayaa looga dalbay wasiirka arimaha dibada ee dalkaa inuu kusoo afjaro barnaamijka dib u dajinta qaxootiga ee Mareykanka muddo 120 cisho ah gudaheed. Mudadaa ayaa wasiirka arimaha dibada iyo wasiirka arimaha gudaha ee dalkaa waxaa laga doonayaa inay dib u eegis ku sameeyaan barnaamijkaa...
Urur goboleedka IGAD ayaa digniin kasoo saaray weerarada Al-shabaab ka geystaan gudaha dalka Soomaaliya, iyaga oo ka hadlay weerarkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Hotel Dayax. War Qoraal ah oo ka soo baxay IGAD ayaa lagu cambaareeyay weerarkii ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo ka dhacay hotel Dayax ee magaalada Muqdisho. Qoraalka...
Guddiga isku xirka howlgalka militari ee AMISOM ayaa shirkoodii 22 aas ee ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa waxaa ay ku dalbadeen in 4,000 ciidamaddo dheerad ah lagu soo kordhiyo howlgalka AMISOM. Kulanka waxaa lagu adkeeyay in QM iyo beesha caalamka ay si deg deg ah u taageeraan ciidamada dheeraadka...
Kulankan ay la qaateen xubnaha Guddiga madaxa banana ee Doorashooyinka qaranka Xisbiyada  siyaasadeed ee dalka kajira oo ujeedkiisu ahaa wadatashi ku saabsan sida dib u eegis loogu sameyn karo qodobo kuj-ira sharciga axsaabta dalka ee horay baaralamanka ay u ansixyeen ayaa sidookale waxaa kasoo qeybgalay Xildhibanao katirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Dadkii...
kulan ay ku kala garnaqsanayeen guddidii madaxweynuhu u magacaabay qiimo u yeelida shilingka Somaliland iyo madaxda shirkadda TELESOM ayaa saacaddo badan ku qaatay xarunta madaxtooyadda sida uga doodayeen fulinta go’aamaddii xukuumadda ka soo baxay. Labadda dhinac ayaa markii dambe isku afgartay laba qodob oo ah in la fuliyo go’aaamaddii iyo...
Wasaarada difaaca dowladda Kenya ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay waxaa lagu sheegay in weerarkii Al-Shabab ku qaaday saldhig militari oo ciidamadooda ay ku lahaayeen deegaanka Kulbiyoow ay ku dhinteen sagaal ka tirsan askarta Kenya. Waxaa sidoo kale warsaxaafadeedka ka soo baxay Kenya lagu sheegay in weerarkaa lagu...
Daaweyn lacag la'aan ah ayaa maanta ka socota xaafada Islii ee Nairobi gaar ahaan Poly Medical Centre. Poly Medical Centre Waa xarun caafimaad oo kasoo horjeeda saldhigga booliska ee Islii ee Eastleigh Police Post. Daweynta lacag la'aanta ah ayaa soo bilaabatay shalay 27kii waxayna soconaysaa ilaa maanta galinka dambe-28da Janaayo. Baaritaanada ayaa...