Saturday, September 5, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya, C/salaan Hadliye Cumar, ayaa sheegay in ay ka xun yihiin go’aanka uu Madaxweynaha Mareykanka toddobo dal, oo Somaliya ku jirto uu kaga mamnuucay dalkaasi. Donald Trump, ayaa maalintii Jimcaha saxiixay awaamiir uu dadka u dhashay dalalkan kaga mamnuucayo in ay yimaadaan Mareykanka. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliya, ayaa...
-Qaxooti Soomaaliyeed oo mamnuuca socdaalka ee Donald Trump uu soo rogay uu saameeyay ayaa iminka ku xanniban Kenya.   Qaxootigaa ayaa waafaqay dhammaan sharuudihii loo baahnaa. Hase ahaatee, in ka badan 200 oo qaxootigaa ah oo duulimaatka sugaayay un ayaan u safri karayn Mareykanka. Qaxootigaa ayaa ka yimid xeryaha Dhadhaab Nairobi ayayna...
Ururka midowga Afrika oo iminka shir ku leh Addis Ababa Itoobiya ayaa sheegay in dadka Afrikanka ah (African Americans) markii hore in la odoonsado loo geeyay Mareykanka. Waxay madaxdaasi sheegeen in markii hore African American-ka aan qaxooti ahaan Mareykanka loo geyn. Arinkaan ayaa kusoo aaday ayadoo amar socdaal lagu soo...
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Trump ayaa shaqadii ka eryay kusimaha xeer ilaaliyaha guud oo ay in dhawaale arimo isku hayeen. Kusimaha xeer ilaaliyaha guud ayaa ahayd haweney lagu magacaabo Ms Sally Yates. Bayaan xalay kasoo baxay Aqalka Cad ayaa lagu xusay in ay khiyaantay waaxda caddaalada. 'Kusimaha xeer ilaaliyaha guud, Sally...
WAR SAXAAFADEED                                                                          DATE:29/01/2017 Shir Balaaran Oo Ay Isugu Yimaadeen Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya Uuna Shir...
Guddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan qabashada xilka madaxweynaha, iyadoo la soo gaba gabeeyay diiwaan gelinta Musharaxiinta. Halkan ka Aqriso Magacyada Musharaxinta Rasmiga ah. Sheekh Shariif Sheekh Axmed 2. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke. 3.  Cabdiqaadir Cosoble Cali. 4.  Maxamuud Maxamed Culusow. 5.  Maxamuud Axmed Nuur Tarsan. 6....
Maxkamad federaali ah ayaa soo faragalisay amarkii madaxweyne Donald Trump ee ku saabsanaa hakinta dadka muhaajiriinta ah ee imanaya Maraykanka ee u dhashay toddoba waddan iyo qaar ka mida dadka haysta degenaanshaha rasmiga ah ee dalalkaas u dhashay. Garsoore ku sugan magaalada New York ayaa soo saartay amar deg deg...
Wararka ka imaanaya dalka Yaman ayaa sheegaya in ugu yaraan 18 qof oo ka tirsan Al-Qaacidda lagu dilay weerar loo maleynayo in ay qaadeen ciidamo kumaandoos ah oo Mareykan ah. Sidoo kale, weerarka aya waxaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen dad rayid ah. Ilo wareedyo laga helay gobolka Al-Baida...
Maamulka Somaliland ayaa ka mamnuucay deegaanada uu ka arimiyo isticmaalka baasaboorka Soomaaliga ah, kadib amar ka soo baxay wasiirka arrimaha gudaha maamulkaasi Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiiray Farotoon. Shacabka Somaliland ayaa Sidoo kale lagu amray in ay qaataan kaararkaaqoonsiga ee muwaadimo, si loo oo kala saaro qofka muwaadinka ah iyo kan...
Ciidanka dowladda Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Shabaab, kadib howl gal qorsheysan oo ay ciidanka ka sameyeen gobolkaasi. Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jira Cabdullaahi Qanaas, waxa uuna ka mid ahaa saraakiisha ugu sareysa ururka Shabaab. Howl galka lagu dilay sarkaalkaasi ayaa ka...